Month: July 2023

Sooyaalka :  Daljirka  DAHSOON ee la ubax dhigay  maanta xuska 1-da Luulyo
Post

Sooyaalka :  Daljirka  DAHSOON ee la ubax dhigay  maanta xuska 1-da Luulyo

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho lagu qabtay xuska sannad-guurada 63-aad oo ku aaddan markii ay gobollada Koonfureed xorriyadda ka qaateen gumeystihii Talyaaniga iyo midowgii gobollada Waqooyi iyo Koonfur ee Soomaaliya ee Kowdii July 1960-kii, markaas oo ay dhalatay Jamhuuriyadda Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay munaasabaddan ayaa cutubyo ka tirsan ciidamada Xoogga...

Madaxwaynaha Hirshabeelle oo weerar ku qaaday CALI Jayte
Post

Madaxwaynaha Hirshabeelle oo weerar ku qaaday CALI Jayte

Jowhar (Raxanreeb )  Madaxwaynaha maamul goboleedka Hirshabeelle oo ka qayb galay munaasabada 1-da Luulyo oo lagu qabtay magaalada Jowhar ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee Hirshabeelle. Cali Guudlaawe ayaa si gaar ah uga hadlay  xaalada Beledwayne halkaas oo Cali Jayte oo xilka laga qaaday isku caleema saaray inuu yahay Madaxynaha maamul goboleed lagu magacaabo Hiiraan...

Sarkaal Dowladda & mid kooxda Macwiislayda oo lagu dilay Jowhar
Post

Sarkaal Dowladda & mid kooxda Macwiislayda oo lagu dilay Jowhar

Jowhar (Raxanreeb) Wararka aan ka  helayno magaalada Jowhar ee Shabeellaha Dexe ayaa sheegaya in halkaas qarax miino oo nooca dhulka lagu aaso ah  uu ka dhacay. Qaraxan ayaa lala eegtay sida la sheegay saraakii ka  tirsan Ciidanka Dowladda  Federaalka waxaana wehliyay koox ka mid ah Macwiislayda dagaalka kala soo horjeeda Al- Shabaab Wararka ayaa sheegaya ...