Month: July 2023

Home » Archives for July 2023
XOG -Isku dayay la doonayay in lagu baajiyo kulanka BFS oo fashil ku yimid
Post

XOG -Isku dayay la doonayay in lagu baajiyo kulanka BFS oo fashil ku yimid

Muqdisho (Raxanreeb ) Warar aan helnay ayaa sheegaya in Villa Soomaaliya tan iyo xalay ay waday isku dayo ujeedkooda uu ahaa in aan fadhiisan Barlamaanka Soomaaliya. Barlamaanka labadiisa aqal oo kulan wadajir ah   yeelanaya maanta oo Isniin ah ayaa tan iyo xalay waxa socday qorshe Villa Soomaaliya ay riixaysay si loo baajiyo kulanka wadajirka ah....

FACT Check  :  Dowladda miyay ka adkaatay cayaal weerada ?
Post

FACT Check  :  Dowladda miyay ka adkaatay cayaal weerada ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Isagoo ka hadlayay degmada Huriwaa oo  bandhig ay ku sameynayeen  masuuliyiin ka tirsan Dowladda ayaa Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ku faanay in ay wax ka qabteen amniga caasimadda. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ku tilmaamay talabada guushaas mid ku timid howgal ay fuliyeen ciidanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo kaashanaya...

Magaalada   ‘’MUQDISHO‘’ oo qarax ku waabariistay
Post

Magaalada   ‘’MUQDISHO‘’ oo qarax ku waabariistay

Muqdisho (Raxanreeb ) Qarax khasaare xooggan ayaa maanta  ka dhacay  degmada Shibis ee magaalada Muqdisho kaas oo lala eegtay sarkaal ka tirsan Dowladda. Waxa uu ka dhacay qaraxan meel u dhaw maqaayada Rajo Ee ku taala Beexaani Degmada Shibis, waana Qarax sida la sheegay lagu soo xiray gaari Gaariga qofna ma saarneen, waxaana Boliisku sheegeen...

Qoyska Sahal: Madhibaan birimo boos ma yeelan karo ayaa nalagu heystaa!
Post

Qoyska Sahal: Madhibaan birimo boos ma yeelan karo ayaa nalagu heystaa!

Muqdisho (Raxanreeb ) – Qoys ka soo jeeda beesha Madhibaan ayaa maanta soo bandhigay tacaddi muddo lagu hayey oo sababtay in aabaha reerka uu xabsi u galo. Faadumo Subeyr oo ah seygeeda Sahal Daahir Cigaal uu haatan ku xiran yahay Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho ayaa Kaab TV u sheegtay in ninkieeda la afduubtay 4tii...