Day: August 25, 2024

Home » Archives for August 25, 2024
Xasan Cali Kheyre oo madaxda dowladda ugu baaqay in ay mas’uuliyad gaar ah iska saaraan ilaalinta hantida & nafta shacabka.
Post

Xasan Cali Kheyre oo madaxda dowladda ugu baaqay in ay mas’uuliyad gaar ah iska saaraan ilaalinta hantida & nafta shacabka.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Ra’isul Wasaarihii hore Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka murugooday  qaraxyo xalay Al-shabaab ku xireen suuqyo ganacsi oo kuyaalla deegaanka Ceelasha Biyaha, qaraxyadaasi ayaana sababay in ay gubtaan goobo badan oo ganacsi. ”Waxaan murugada iyo xanuunka la qeybsanayaa ganacsatada Soomaaliyeed ee hantidooda ku waysay dabkii ka kacay qaraxyadii ay xalay...

Somaliland oo ka digtay in loo hoggaansamo awaamiirta dowladda Soomaaliya.
Post

Somaliland oo ka digtay in loo hoggaansamo awaamiirta dowladda Soomaaliya.

Hargeysa (Raxanreeb online) – Somaliland ayaa digniin culus u dirtay xawaaladaha, waxayna ugu baaqday in aanay u hoggaansamin amar ka soo baxay dawladda Soomaaliya oo ay ku dalbatay in laga saaro dhammaan tixraacyada “Somaliland” adeegyadooda marka la gaadho 1-da September. Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cali Xasan Maxamed oo loo yaqaan Cali Mareexaan, ayaa sheegay in shirkad...

Wasiirka Waxbarashada soomaaliya Oo Daah Furay Imtixaano Qoraal Ah Oo Laga Qaaday Macalimiinta.
Post

Wasiirka Waxbarashada soomaaliya Oo Daah Furay Imtixaano Qoraal Ah Oo Laga Qaaday Macalimiinta.

 Muqdisho (Raxanreeb online) – Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo ah Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daah furay Imtixaanka qoraalka oo ay macalimiinta u tartamayaan. Imtixaanka ayaa la sheegay in uu ka socdo 45 goobood oo dalka ah, waxaana la sheegay in 13,000 oo macalimiin ah ay u fariisteen...

AU Approves Mission for Somalia’s Security Transition
Post

AU Approves Mission for Somalia’s Security Transition

The African Union’s Peace and Security Council has approved the creation of a new mission in Somalia, named the “African Union Mission to Support and Stabilize Somalia.” This decision marks a significant step in the ongoing efforts to maintain peace and security in the region. In its statement, the Council emphasized the importance of conducting...

Somalia Orders Firms to Stop Recognizing Somaliland
Post

Somalia Orders Firms to Stop Recognizing Somaliland

The Somali government has issued a strong warning to remittance companies, instructing them to cease any references to Somaliland as an independent entity, reinforcing Somalia’s sovereignty. This directive follows actions taken against Ethiopian Airlines and Fly Dubai, which were compelled to remove “Somaliland” from their flight schedules and promotional materials, replacing it with “Somalia.” Both...