Day: August 28, 2024

Home » Archives for August 28, 2024
Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Tani canshuur maaha, dawladnimo maaha, ee waa Isbaaro iyo madax furasho, shacabka xusuusinaysa waayihii hoggaamiye kooxeedka.”
Post

Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Tani canshuur maaha, dawladnimo maaha, ee waa Isbaaro iyo madax furasho, shacabka xusuusinaysa waayihii hoggaamiye kooxeedka.”

Muqdisho (Raxanreeb online) – Isbitaalada Banaadir iyo Martiini ee kuyaalla magaalada Muqdisho, waxaa gacanta ku heysa Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, waxaana isbitaaladaan dadka Soomaaliyeed ka heli jirreen adeegyo caafimaad oo intooda badan lacag la’aan ah ama laga qaadi jiray lacago aad u yar. Sidoo kale, Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa lacag ka dhigtay adeegyadii lacag la’aanta ahaa...

Xildhibaannada Golaha shacabka oo soo gaba-gabeeyay dooda laxiriira arrimaha Canshuuraha.
Post

Xildhibaannada Golaha shacabka oo soo gaba-gabeeyay dooda laxiriira arrimaha Canshuuraha.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Abshirow ayaa shir guddoomiyay kulanka 18-aad kalfadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka. Sidoo kale, ajendaha kulanka ayaa ahaa dhameystirka ka doodista soo jeedinta mooshinka Xildhibaannada ee ku saabsan arrimaha canshuuraha iibka iyo cabashada ganacsatada gobolka Banaadir....

Somaliland oo amar ku bixisay in la joojiyo dagaal dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Sanaag.
Post

Somaliland oo amar ku bixisay in la joojiyo dagaal dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Sanaag.

Hargeysa (Raxanreeb online) – Somaliland ayaa baaq nabadeed u dirtay gobolka Sanaag, ka dib dagaal khasaare geystay oo ka dhacay deegaanka Goof oo ay ku dhinteen shan qof. Dagaalkan oo dhacay subaxnimadii hore ee Tallaadada, ayaa noqonaysa tii u dambaysay ee ka dhalatay iska hor-imaadyo gacan-ka-hadal ah oo dhex maray ciidamada SSC iyo Khaatumo iyo...

Shir looga hadlaayay saameynta ay ku yeelatay Canshuurta gadista Isbitaalada oo Muqdidho ka dhacay.
Post

Shir looga hadlaayay saameynta ay ku yeelatay Canshuurta gadista Isbitaalada oo Muqdidho ka dhacay.

Muqdisho (Raxanreebo online) – Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS ahna kusimaha Wasiirka, Cabdiqafaar Cilmi Xaange iyo Agaasimaha Guud ee Dakhligai ayaa shir muhiim ah xarunta Wasaaradda Maaliyadda waxa ay kula qaateen maamulayaasha iyo agaasimeyaasha  Isbitaalada Muqdisho. Sidoo kale, Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sida canshuur gadista ay u saameysay adeegyada caafimad ee ay bixiyaan...

Weerar loo adeegsaday Bambooyin oo xalay lagu qaaday guryo ay daganyihiin saraakiil katiran Maamulka Koonfur Galbeed.
Post

Weerar loo adeegsaday Bambooyin oo xalay lagu qaaday guryo ay daganyihiin saraakiil katiran Maamulka Koonfur Galbeed.

Beydhabo (Raxanreeb onlien) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxay weerar loo adeegsaday Bambooyin oo xalay lagu qaaday guryo ay dagnaayeen Saraakiil katirsan ciidanka maamulka Koonfur Galbeed. Sidoo kale, weerarka ayaa lagu qaaday labo guri oo ay dagnaayeen saraakiil ciidan oo katirsan maamulka Koonfur Galbeed, waloow ay ka maqnaayeen guryaha xiliga uu weerarka dhacaayay waxaana...

Maamulka Somaliland oo muddo 21 cisho ah uqabtay shirkadaha diyaaraha Ethiopian Airline & FlyDubia.
Post

Maamulka Somaliland oo muddo 21 cisho ah uqabtay shirkadaha diyaaraha Ethiopian Airline & FlyDubia.

Hargeysa (Raxanreeb online) – Maamulka Somaliland oo shirkadaha Ethiopian Airlines iyo FlyDubai u qabatay muddo 21 cisho ah inay dib ugu qoraan Magaca Somaliland duulimaadyadooda Hargaysa iyo Berbera. Sidoo kale, arrintan ayaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay hay’ada duulista Madaarada ee Somaliland hasa yeeshee qoraalka laguma sheegin talaabada laga qaadayo labada shirkadood hadii ay...

Muqdisho Oo Heshay Taageero Milatari Oo Masar Kaga Hortagayo Ciidamo Badan.
Post

Muqdisho Oo Heshay Taageero Milatari Oo Masar Kaga Hortagayo Ciidamo Badan.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Labo diyaaradood oo laga leeyahay dalka Masar ayaa kasoo degtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ay kasoo degeen saraakiil ciidan iyo agab ciidan oo lagu wado in la geeyo Soomaaliya 10,000 oo askari oo ka tirsan ciidamada Masar. Ciidamadan loo dirayo...