Day: August 29, 2024

Home » Archives for August 29, 2024
DEG DEG: Dagaal udhexeeyo ciidank Koonfur Galbeed iyo ciidanka deegaanka Yaaqbiriweyne oo ka socda deegaanka Kabherik
Post

DEG DEG: Dagaal udhexeeyo ciidank Koonfur Galbeed iyo ciidanka deegaanka Yaaqbiriweyne oo ka socda deegaanka Kabherik

Yaaqbiriweyne (Raxanreeb online) faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal khasaare kala duwan geystay oo hadda ka socda aagga Kabherik ee gobolka Shabeellaha Hoose. Sidoo wararka ayaa intasi ku daraya in dagaal uu udhexeeyo ciidanka ka amarqaata maamulka Koonfur Galbeed iyo ciidanka deegaanka Yaaqbiriweyne ee looyaqaano Duufaanta Sheekh xasan Barsane. Dhanka kale, khasaaraha rasmiga ah...

Midowga Yurub oo cunaqabateyn saaraayo qaar kamid ah Wasiiradda maamulka Isra’iil
Post

Midowga Yurub oo cunaqabateyn saaraayo qaar kamid ah Wasiiradda maamulka Isra’iil

New York (Raxanreeb online) – Midowga Yurub ayaa ka baaraandegaya qorshe la doonayo in cunaqabateyn lagu saaro wasiirro katirsan maamulka Israa’iil, kuwaa oo lagu eedeenayo in qeyb weyn ka yihiin dagaalka ka socda Gaza iyo in ay ku kaceyn falal xadgudubyo ah. Sidoo kale, madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub, Josep Borrell, ayaa shaaciyay...

Duqa magaalada Johannesburg ee Koonfur Africa oo raali galin ka bixiyay hadal uu jeediyay oo caro badan dhaliyay.
Post

Duqa magaalada Johannesburg ee Koonfur Africa oo raali galin ka bixiyay hadal uu jeediyay oo caro badan dhaliyay.

Johannesburg (Raxanreeb online) – Duqa Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika Dada Morero, ayaa dhaleeceyn xooggan kala kulmay hadal uu jeediyay uu ku dalbaday in ciidanka booliiska iyo kuwa taraafikada ah shaqo laga siiyo ajaaniibta sharciga heesata ee kunool dalka Koonfur Afrika. Sidoo kale, siyaasiyiin mucaarad ah iyo dadweynaha magaalada Johannesburg qaarkood ayaa si kulul...

Gaari ay leedahay WFP oo ay lasocdeen qaar kamid ah shaqaaleheeda oo rasaas lagu furay.
Post

Gaari ay leedahay WFP oo ay lasocdeen qaar kamid ah shaqaaleheeda oo rasaas lagu furay.

Gaza (Raxanreeb online) – Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa sheegtay in hay’addeeda bini’aadantinimo ay si ku meel gaar ah u joojinayso isu socodka Marinka Qaza, ka dib markii gaari ay leedahay hay’adda lagu dhuftay ugu yaraan 10 xabadood markii uu ku soo dhawaaday bar kontorool oo Israel leedahay. Sidoo kale, hay’adda Cunnada Adduunka ee...

Alshabaab oo weerar khasaare dhaliyay ku qaaday Xero ciidanka Uganda ay ku leeyihiin Buulamareer.
Post

Alshabaab oo weerar khasaare dhaliyay ku qaaday Xero ciidanka Uganda ay ku leeyihiin Buulamareer.

Buulamareer (Raxanreeb online) – Dagaalyahanada kooxda Al-shabaab ayaa xalay weerar culus oo madaafiic ku bilowday ku qaaday xero ay magaalada Buulamareer ee gobolka Shabeelaha Hoose ka degan yihiin ciidamo katirsan kuwa nabbad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ATMIS. Sidoo kale, wararka ayaa sheegaya in dagaal toos ah uu dhax maray kooxda Al-shabaab iyo ciidamada ATMIS,...

Wasiirka Difaaca Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqay In Ciidanka Xoogga Dalka Loo Diyaariyay Ka Hortagga Cadawga Gudaha Iyo Dibadda.
Post

Wasiirka Difaaca Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqay In Ciidanka Xoogga Dalka Loo Diyaariyay Ka Hortagga Cadawga Gudaha Iyo Dibadda.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur, ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada xoogga dalka ay si buuxda ugu diyaar garoobeen sidii ay Qaranimada Soomaaliya uga difaaci lahaayeen khataraha gudaha iyo dibaddaba. Khudbad uu wasiirku u jeediyay askar tababar uga socday xerada Jeneraal Gordan ee magaalada Muqdisho, ayaa ku nuux-nuux saday in...