Former Somali President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed recently met with members of parliament from the Hawiye clan to discuss the economic and security challenges facing local businesses in Mogadishu. The talks focused on the federal government’s new sales taxes, which have caused discontent among business owners struggling to recover in the current economic climate. Security...
Month: August 2024
Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed iyo Xildhibaannada mucaaradka ah oo xalay kulan ku yeeshay Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb Online) – Xildhibaannada Beelaha Hawiye ee ku matala Baarlamaanka labada Aqal ayaa xalay shir ku yeeshay Guriga Madaxweynihii Hore Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed. Sidoo kale, shirkan waxaa looga hadlay xaalada dalka iyo dhibaatada heysata Shacabka iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Caasimadda Muqdisho. Dhanka kale, Xildhibaannada ay si weyn uga hadleen culeyska ay...
Xasan Cali Kheyre oo madaxda dowladda ugu baaqay in ay mas’uuliyad gaar ah iska saaraan ilaalinta hantida & nafta shacabka.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Ra’isul Wasaarihii hore Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka murugooday qaraxyo xalay Al-shabaab ku xireen suuqyo ganacsi oo kuyaalla deegaanka Ceelasha Biyaha, qaraxyadaasi ayaana sababay in ay gubtaan goobo badan oo ganacsi. ”Waxaan murugada iyo xanuunka la qeybsanayaa ganacsatada Soomaaliyeed ee hantidooda ku waysay dabkii ka kacay qaraxyadii ay xalay...
Somaliland oo ka digtay in loo hoggaansamo awaamiirta dowladda Soomaaliya.
Hargeysa (Raxanreeb online) – Somaliland ayaa digniin culus u dirtay xawaaladaha, waxayna ugu baaqday in aanay u hoggaansamin amar ka soo baxay dawladda Soomaaliya oo ay ku dalbatay in laga saaro dhammaan tixraacyada “Somaliland” adeegyadooda marka la gaadho 1-da September. Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cali Xasan Maxamed oo loo yaqaan Cali Mareexaan, ayaa sheegay in shirkad...
Wasiirka Waxbarashada soomaaliya Oo Daah Furay Imtixaano Qoraal Ah Oo Laga Qaaday Macalimiinta.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo ah Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daah furay Imtixaanka qoraalka oo ay macalimiinta u tartamayaan. Imtixaanka ayaa la sheegay in uu ka socdo 45 goobood oo dalka ah, waxaana la sheegay in 13,000 oo macalimiin ah ay u fariisteen...
AU Approves Mission for Somalia’s Security Transition
The African Union’s Peace and Security Council has approved the creation of a new mission in Somalia, named the “African Union Mission to Support and Stabilize Somalia.” This decision marks a significant step in the ongoing efforts to maintain peace and security in the region. In its statement, the Council emphasized the importance of conducting...
Somalia Orders Firms to Stop Recognizing Somaliland
The Somali government has issued a strong warning to remittance companies, instructing them to cease any references to Somaliland as an independent entity, reinforcing Somalia’s sovereignty. This directive follows actions taken against Ethiopian Airlines and Fly Dubai, which were compelled to remove “Somaliland” from their flight schedules and promotional materials, replacing it with “Somalia.” Both...
Odinga oo lafilaayo in uu hakiyo dhaq-dhaqaaqyadiisa madaama uu u weecday in uu noqdo guddoomiyaha guddiga Midowga Africa (AUC).
(Raxanreeb online) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Kenya Raila Odinga oo muddo saddex iyo toban sano ah ku soo jiray siyaasadda Kenya ayaa laga yaabaa inuu hakad galo, hadda, isagoo u weecday inuu noqdo guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika (AUC). kuwaas oo sanado badan ku laadlaadsan si ay u sugaan booskooda doorashada. Mr Odinga oo...
Midowga Africa oo ansixiyay dhismaha howlgalka cusub ee Soomaaliya.
(Raxanreeb online) – Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa ansixiyay abuuritaanka howlgalka cusub ee Soomaaliya, kaasoo loogu magac daray “Howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya.” Sidoo kale, war murtiyeed laga soo saaray gebagebadii kulankooda ayaa goluhu waxa ay ku nuux nuuxsadeen sida ay lagama maarmaanka u tahay in si dhab ah...
Somali Supreme Court Reopens High-Profile Death Sentence Case
The Supreme Court of Somalia has started hearing the appeal of Sayid-Ali Moalin Daud, who was sentenced to death for the murder of his wife, Lul Sheikh Abdiaziz, in January 2024. Daud was convicted by the Mogadishu regional court for intentionally killing his pregnant wife by setting her on fire. The case has drawn national...








