Day: September 5, 2024

Home » Archives for September 5, 2024
Laftagareen oo Nairobi kula kulmay safiirka dowladda france u fadhiya kenya.
Post

Laftagareen oo Nairobi kula kulmay safiirka dowladda france u fadhiya kenya.

Nairobi (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo Safar Shaqo ku Jooga Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya ayaa kulan la qaatay Danjiraha dowladda France u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya Amp Arnaud Suguet. Sidoo kale, Laftagareen iyo Danjire Arnaud Suguet ayaa kulankooda kaga wada hadlay taageerida mashaariicda hormarineed ee socda, amaanka guud deegannada...

Jabuuti oo ku boorisay Itoobiya inay aqbasho heshiiska dekedaha si loo yareeyo xiisadda Soomaaliya.
Post

Jabuuti oo ku boorisay Itoobiya inay aqbasho heshiiska dekedaha si loo yareeyo xiisadda Soomaaliya.

Jabuuti (Raxanreeb online) – Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa ugu baaqay Itoobiya inay aqbasho soo jeedinta lagu qaboojinayo xiisadda kala dhexeysa Soomaaliya. Isagoo ka hadlayay shir madaxeedka Shiinaha iyo Afrika, Yuusuf ayaa rajo ka muujiyay in Itoobiya ay si wanaagsan uga jawaabi doonto hindisaha ku saabsan in Itoobiya ay si gaar ah...

Taliyaasha Ciidamada Itoobiya Oo Gaaraay Magaalada Jig-Jiga.
Post

Taliyaasha Ciidamada Itoobiya Oo Gaaraay Magaalada Jig-Jiga.

Jigjiga (Raxanreeb online) – Taliyaha Ciidanka Qaranka Itoobiya Field Marshal Birhanu Jula iyo ku xigeenkiisa General Abebaw Taddese ayaa maanta oo Khamiis ah gaaray magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Jigjiga ku soo dhoweeyay madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar, madaxa amniga Dayib Axmednuur, iyo mas’uuliyiin...

Turkiga oo balaarinaya dadaallada Shidaal baarista ee Soomaaliya iyo heshiis cusub.
Post

Turkiga oo balaarinaya dadaallada Shidaal baarista ee Soomaaliya iyo heshiis cusub.

Ankara (Raxanreeb online) – Dowladda Turkiga ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay dadaallada shidaal baarista ee Soomaaliya, kaddib heshiis cusub oo dhanka shidaalka ah oo ay labada dal kala saxiixdeen bishii Luulyo 2024. Warbaahinta dowladda Turkiga ee TRT, ayaa soo saartay warbixin ay ku faahfaahisay heshiiskaas oo ay siisay Hay’adda Batroolka Turkiga (Turkish Petroleum...

Wasiirka Amniga Gudaha oo la kulmay Safiirka Britain oo ay ka wada hadleen sii xoojinta wada shaqeynta amniga.
Post

Wasiirka Amniga Gudaha oo la kulmay Safiirka Britain oo ay ka wada hadleen sii xoojinta wada shaqeynta amniga.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo caan ku ahaa (Fartaag) ayaa shalay kulan gaar ah la qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Danjire Michael Nithavrianakis. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay sii wadida iskaashiga xooggan ee dhanka amniga ah ee ka dhaxeeya wadamada.Kulanka ayaa hoosta...

Hoobiyeyaal tiro badan oo lagu garaacay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cade.
Post

Hoobiyeyaal tiro badan oo lagu garaacay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cade.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Waxaa saakay aroortii hore tiro hoobiyaal ah lagu garaacay aagga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyo xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho, waxaana hoobiyaashan dhawaqooda si weyn looga maqlay qeybo badan oo kamid ah caasimadda. Sidoo kale, inta la xaqijiyay ilaa afar hoobiye ayaa loo soo tuuray dhinaca garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee...