Muqdisho (Raxanreeb ) Laba qarax oo nooca miinada dhulka lagu aaso ah aya waxa ay ka dhaceen Qoraxdhicii Galabta laamiga dheer ee degmada Kaxda Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa la sheegay inay inta badan sawiro ku galaan dhalinyarada Muqdisho xiliga qaraxa dhacayayna waxaa la sheegay inay dhalinyaro badan joogtay. Ilaa iyo hada lama oga...
Day: September 14, 2024
Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Somaliya Oo Magaalada Jowhar Kula Kulmay Saraakiisha ATMIS.
Jowhar (Raxaanreeb online) – Taliye ku xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka G/sare C/llaahi Aadan Xuseen ayaa kulan ballaaran la qaatay Saraakiisha ugu sareysa Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ee fadhigoodu yahay Magaalada Jowhar. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wadashaqeynta amniga, tayeynta howlgallada wadajirka ah, iyo horumarinta hindisaha iskaashiga rayidka iyo ciidamada (CIMIC). Intii...
U.S. warns Ethiopia over Interference in Somalia
The United States has warned Ethiopia about its interference in Somalia. In a meeting between Ethiopian Foreign Minister Atske-Selassie and U.S. Special Envoy for the Horn of Africa, Ambassador Mike Hammer, the two sides discussed peace and security in the Horn of Africa. The U.S. raised concerns about Ethiopia’s involvement in Somalia’s internal matters, urging...
Galmudug and Puntland Forge New Alliance in Gaalkacyo to Boost Security
The leaders of Galmudug and Puntland reached a new agreement in the city of Gaalkacyo following intense discussions. The talks took place in northern Gaalkacyo, the capital of Mudug region, and were chaired by Galmudug President Ahmed Qoor Qoor and Puntland President Said Deni. The discussions focused on enhancing cooperation between the two administrations. The...
Mareykanka oo rajo wanaagsan ka muujinayo in xiisada soomaaliya iyo Itoobiya lagu xalin doono qaab diblumaasiyadeed.
Washington (Raxanreeb online) – Warar ay dadweynuhu ku faafiyeen baraha bulshada oo ay ka soo xiganayeen ilo u muuqda in xukuumadda Xasan Sheekh Maxamuud ay mawqif adag ka taagan tahay Itoobiya oo ay xataa u jihayso in ay sheegato dhulka Soomaalida Ogaadeenya ee Itoobiya. Balse Mareykanka ayaa lagu soo waramayaa inuu rajo wanaagsan ka muujinayo...
Madaxda Galmudug iyo Puntland oo xoojiyay iskaashiga dhinacyada amniga iyo horumarka.
Gaalkacyo (Raxanreeb online) – Madaxda maamul goboleedyada Galmudug iyo Puntland Axmed Cabdi Kaariye iyo Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay shir guddoominayay shir heerkiisu sareeyo oo ka dhacay xarunta madaxtooyada ee magaalada Gaalkacyo. Kulanka oo ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin kala duwan oo ka kala socday labada maamul ayaa diiradda lagu saaray sidii la isaga...
Galmudug and Puntland Forge New Alliance in Gaalkacyo to Boost Security
The leaders of Galmudug and Puntland reached a new agreement in the city of Gaalkacyo following intense discussions. The talks took place in northern Gaalkacyo, the capital of Mudug region, and were chaired by Galmudug President Ahmed Qoor Qoor and Puntland President Said Deni. The discussions focused on enhancing cooperation between the two administrations. The...
Dowladda Itoobiya oo walaac kamuujisay dib uhabeynta lagu sameynaayo howlgalka midowga Africa.
Addis Ababa (Raxanreeb online) – Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Itoobiya Danjire Taye Atske-Selassie ayaa xafiiskiisa magaalada Adis Ababa ku qaabilay danjire Mike Hammer oo ah ergeyga gaarka ah ee dowladda Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika. Wasiirka iyo Ergayga Mareykanka ayaa kawada hadlay arrimo badan oo khuseeya xaalada siyaasadeed iyo midda amni ee ka taagan geeska...
Ukraine oo loo fasixi doono Gantaalada ridada dhaadheer si ay ugu adeegsato dagaalka Ruushka kula jirto.
Ukrain (Raxanreeb online) – Dowladaha reer Galbeedka, ayaa ka fikiraya sidii ciidamada dowladda Ukraine loogu fasixi lahaa in daaalka ay kula jiraan ciidamada milatariga Ruushka u adeegsadaan gantaalada halista badan ee riddada dheer ee Ukraine loogu deeqay. Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo la kulmay Ra’isuil Wasaaraha dalka Inguriiska Keir Starmer, ayaa kawada hadlay sidii ay...
ISIS-Somalia Expands Influence, Funding Global Operations Through Extortion
The Islamic State in Somalia, an affiliate of the global terrorist organization, has been gaining influence in the Horn of Africa through its ability to raise funds, according to the International Crisis Group (ICG). Although overshadowed by the more prominent al Shabaab, linked to al Qaeda, IS-Somalia plays a significant role in Islamic State’s global...