Jigjiga (Raxanreeb online) – Taliyaha Ciidamada Difaaca Qaranka Itoobiya Field Marshal Birhanu Jula ayaa wacad ku maray in ciidamada Itoobiya ay u diyaar garoobeen sidii ay u difaaci lahaayeen qarannimada, isla markaana ay uga hortagi lahaayeen wax kasta oo qalqal gelin kara, isagoo ku eedeeyay madaxda Soomaalida inay gacan saar la leeyihiin cadawga Itoobiya. Taliyaha...
Day: September 7, 2024
Wasiir xilka iska casilay kaddib falcelin ka dhalatay haweeney jecelkiisa eheed markii lataliye uu umagacaabay.
Italy (Raxanreeb online) – Wasiirkii dhaqanka ee dalka Talyaaniga ayaa xilka iska casilay, ka dib markii uu muran ka dhashay magacaabista haweeney ahayd jacaylkiisii hore oo uu magacabaay la taliye sare, taasoo keentay muran toddobaadyo ah oo ka taagnaa xukuumadda garabka midig ee dalkaasi. Sidoo kale, Gennaro Sangiuliano, oo 62 jir ah, ayaa is arkay...
Ethiopia warns of threats as Somalia strengthens ties with Egypt
Ethiopian military chief, Field Marshal Birhanu Jula, has criticized Somali leaders, accusing them of collaborating with Ethiopia’s adversaries. During the 47th anniversary of the Ethiopian eastern command forces in Jigjiga, he emphasized the readiness of the Ethiopian National Defence Forces (ENDF) to defend the nation’s sovereignty and counter any threats to its development. He warned...
Maxkamadda ciidamada Galgaduud oo dil toogasho ku fulisay Nin horey dil ugeystay.
Caabudwaaq (Raxanreeb online) – Waxaa goordhow fagaare kuyaalla degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, xukun dil ah lagula fuliyay Maxamed Kaafi Cabdi oo maalmo kahor maxkamadda gobolka Galgaduud ku heshay kiis dil ah kuna riday xukun dil ah. Sidoo kale, ninkan xukunka dilka ah goordhow lagu fuliyay ayaa maxkamadda horteeda ka qirtay in si kas ah...
Abiy Axmed oo shaaciyay xiliga uu fulaayo heshiska is afgarada ee Somaliland iyo Itoobiya.
Beinjing (Raxanreeb online) – Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa shaaciyay in heshiiskii is afgarad ee dhex maray maamulka Somaliland iyo dowladda Itoobiya uu dhawaan fulayo oo la dhammaystiray. Sidoo kale, Abiy Axmed wuxuu sidaasi ka sheegay kulan gaar ah oo uu la yeeshay madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping oo ay ka wada hadleen heshiiska...
Taliyaha Sirdoonka Turkiga oo booqasho ku tagay dalka Liibiya oo ay ka jirto xiisad siyaasadeed.
Ankara (Raxanreeb online) – Taliyaha sirdoonka Turkiga ayaa booqday Liibiya isagoo taageeraya xukuumadda Tripoli oo raadinaysa waddo ay uga baxdo xiisadda siyaasadeed ee xirtay dhoofinta saliidda Liibiya waxayna halis gelisay xasillooni 4 sano ah. Ilaha ammaanka ee Turkiga ayaa sheegay Jimcihii in Ibrahim Kalin, madaxa hay’adda sirdoonka qaranka Turkiga (MIT) uu la kulmay ra’iisul wasaare...
Somali President Refuses Meeting with Ethiopian Prime Minister in Beijing
Somalia’s President, Hassan Sheikh Mohamud, has declined a proposal to meet Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed during the China-Africa Cooperation Forum (FOCAC) held in Beijing, according to diplomatic sources. Efforts were made by the Presidents of Djibouti and Mauritania, along with former Nigerian President Olusegun Obasanjo, who is the African Union’s Special Envoy, to mediate...
Madaxweynaha Soomaaliya oo diiday in uu Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya kula kulmo magaalada Beijing ee dalka Shiinaha.
Beinjing (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa diiday soo jeedin la xiriirta inuu la kulmo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo ka qeyb galaya shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) ee ka dhacaya magaalada Beijing, sida laga soo xigtay ilo diblomaasiyadeed. Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Mauritania iyo Madaxweynihii hore ee Nigeria Olusegun...
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo baajiyay fadhigii ay yeelan lahaayeen xiisad ka dhalatay joogitaanka Itoobiya.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Fadhigii loo ballansanaa ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa maanta baaqday, kaddib markii ay cirka isku sii shareertay dooda ka dhalatay joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee dalka. Baajintan ayaa ku soo beegantay iyadoo ay sii kordhayaan walaaca iyo ismaandhaafka ka dhex jira Mudanayaasha Baarlamaanka (Xildhibaannada) ee ku saabsan saamaynta...
New Media Restrictions at Somali Parliament spark concerns over Press Freedom
The Somali Parliament has announced a new rule that bans press conferences and interviews both inside and outside the Parliament building, Villa Hargeisa. This decision will have a big impact on journalists who report on parliamentary activities, as they will no longer be able to conduct interviews or attend press conferences there. It also affects...