Day: September 12, 2024

Home » Archives for September 12, 2024
Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre oo Baydhabo kulan kula qaatay Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed.
Post

Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre oo Baydhabo kulan kula qaatay Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed.

Beydhabo (Raxanreeb online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa shir guddoominayay kulan xasaasi ah oo uu magaalada Baydhabo kula qaatay Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo dardargelin lahaa iskaashiga iyo wax ka qabashada arrimaha muhiimka ah sida xasilloonida siyaasadda, kobaca dhaqaalaha, iyo amniga, iyadoo...

Madaxweyne Qoor Qoor oo xilka ka qaaday Wasiirka warfaafinta Galmudug + Sababta.
Post

Madaxweyne Qoor Qoor oo xilka ka qaaday Wasiirka warfaafinta Galmudug + Sababta.

Galmudug (Raxanreeb online) – Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, ayaa wareegto uu xalay soo saaray xilka uga qaaday Wasiirkii Warfaafinta maamulkaasi Abshir Cabdi Sheekow, oo kamid ahaa wasiirrada aadka ugu dhawaa Madaxweynaha. Sidoo kale, Wareegtada uu soo saaray madaxweyne Qoorqoor ayuu xilka Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Galmudug ugu magacaabay siyaasi Cali Maxamuud Faarax...

Dagaal culus oo udhexeeyo labo maleeshiyo Beeleed oo ka socdo gobolka Mudug.
Post

Dagaal culus oo udhexeeyo labo maleeshiyo Beeleed oo ka socdo gobolka Mudug.

 Galmudug (Raxanreeb online) – Dagaal xooggan oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed ayaa saakay dib uga qarxay degaanka Buq oo wax yar u jira degmada Towfiiq ee gobolka Mudug ee dhinaca Puntland, waxa uuna dagaalkaan daba socdaa dagaal kale oo shalay agaasi ka dhacay. Sidoo kale, dadka deegaanka ayaa kusoo waramaya in labada maleeshiyo beeleed...

Madaxweynihii hore ee dalka Peru Alberto Fujimori oo geeriyooday muddo uu laxanuusanaa cudurka Kansarka.
Post

Madaxweynihii hore ee dalka Peru Alberto Fujimori oo geeriyooday muddo uu laxanuusanaa cudurka Kansarka.

Peru (Raxanreeb online) – Madaxweynihii hore ee dalka Peru, Alberto Fujimori, oo caan ku noqday doorki uu ka ciyaaray horumarinta dhaqaalaha dalkaasi, balse marki danbe xabsi u galay gabood falo ka dhan ah xuquuqda aadanaha ayaa Arbacadi geeriyooday. Gabadha uu dhalay Fujimori, Madaxweyne Keiko Fujimori ayaa qoraal ay ku daabcday barta X ku leedahay ku...

Somaliland: Dhameystirka heshiiskii Itoobiya ayaan saxiixi doonaa dhowaan
Post

Somaliland: Dhameystirka heshiiskii Itoobiya ayaan saxiixi doonaa dhowaan

Hargeysa (Raxanreeb online) – Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa maanta diblomaasiyiinta ku sugan Hargeysa la wadaagay, iyagoo ku dhawaaqay in heshiiskii Isfahamka (MoU) ee Somaliland iyo Itoobiya la soo gabagabeeyay, waxaana la filayaa in heshiis sharci ah oo rasmi ah dhowaan la saxiixo. Tani waa warbixintii labaad ee weyn ee la xiriirta MoU-ga, tan iyo markii markii...

Heshiis horudhac ah oo lagu soo afjaray colaad beeleed ka dhacday Galgaduud.
Post

Heshiis horudhac ah oo lagu soo afjaray colaad beeleed ka dhacday Galgaduud.

 Gaalkacyo (Raxanreeb online) – Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa qaaday tallaabo muhiim ah oo dhanka nabadda ah iyadoo heshiis horudhac ah oo xabad joojin ah laga gaaray colaadii u dhaxeysay labo beelood oo walaalo ah oo ku dagaalamay deegaanada Baliseenyoolle iyo Ina Jiirow oo ka kala tirsan degmooyinka Cadaado iyo Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Wasiiro iyo...