Day: September 26, 2024

Home » Archives for September 26, 2024
Maxaad ka taqaanaa tariikhda Asad Cismaan Cabdullaahi Asad Diyaano.
Post

Maxaad ka taqaanaa tariikhda Asad Cismaan Cabdullaahi Asad Diyaano.

Muqdisho (Raxanreeb onlin) – Golaha wasiirradda Soomaaliya oo maanta fadhi aan caadi ahayn ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabidda Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Sidoo kale, Shrika golaha wasiirradda oo uu guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac. Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa loo...

Wiil dhallinyaro ah oo awoowgiisa ku dilay magaalada Muqdisho.
Post

Wiil dhallinyaro ah oo awoowgiisa ku dilay magaalada Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Wiil dhallinyaro ah ayaa maanta degmada Waabari ee gobolka Banaadir waxa uu ku dilay awoogiis hooyadiis dhalay, waxa uuna falkan noqday mid si weyn uga argagaxeen dadka degan aaga falka uu ka dhacay iyo guud ahaan dadkii maqlay. Sidoo kale, ninka dilka geestay oo lagu magacaabo Osama ayaa la sheegay in...

Putin oo reer galbeedka uga digay in Ruushka uu isticmaali doono Niyukleer haddi lagu soo weeraro gantaalada Caadiga ah.
Post

Putin oo reer galbeedka uga digay in Ruushka uu isticmaali doono Niyukleer haddi lagu soo weeraro gantaalada Caadiga ah.

Moscow (Raxanreeb online) – Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa uga digay reer galbeedka Arbacadii in Ruushku uu isticmaali doono hubka Nukliyeerka haddii lagu soo weeraro gantaalaha caadiga ah. Sidoo kale, Putin ayaa sheegay in weerar kasto oo lagu soo qaado Ruushka, kaas oo ay gadaal ka taagantahay dowlad ku hubeysan niyukleer, in Moscow ay...

DEG DEG: Taliyaha ciidanka boliiska oo loo magacaabay Jeneraal Asad Cismaan Cabdullaahi Diyaano.
Post

DEG DEG: Taliyaha ciidanka boliiska oo loo magacaabay Jeneraal Asad Cismaan Cabdullaahi Diyaano.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kualankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabidda Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kaas oo loo magacaabay Generaal Asad Cismaan Cabdullaahi. Sidoo kale, taliyaha cusub ee Goluhu ansixiyey, ayaa ah sarkaal aqoon iyo khibrad u leh arrimaha ciidammada, isaga...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan gaar ah laqaatay kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee Africa.
Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan gaar ah laqaatay kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee Africa.

New York (Raxanreeb online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa  magaalada New York ee dalka Mareykanka kulan kula yeeshay, Molly Phee, Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka ee Afrika. Sidoo kale, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya  iyo Kaaliyaha Mareykanka ee Arrimaha Afrika ay uga wada hadleen xoojinta xiriirka labada waddan, sidii la isaga...

Taliyaha ciidanka boliiska oo xilka laga qaaday xil kalana loo magacaabay.
Post

Taliyaha ciidanka boliiska oo xilka laga qaaday xil kalana loo magacaabay.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa wareegto uu soo saaray ugu magacaabay, Sulub Axmed Firin, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XJFS. Sidoo kale, Sareeye Gaas Sulub Axmed Firin ayaa hadda ah taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya, waxaana la filayaa in maanta oo Khamiis ah shirka golaha...