Day: October 1, 2024

Home » Archives for October 1, 2024
Duqeyn diyaaradeed oo ay Isra’iil ka fulisay gudaha dalka Syria oo lagu dilay gabar Saxafiyad aheyd.
Post

Duqeyn diyaaradeed oo ay Isra’iil ka fulisay gudaha dalka Syria oo lagu dilay gabar Saxafiyad aheyd.

Dimishiq (Raxanreeb online) – Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa duqeyn dhalisay khasaaro dhimasho  iyo mid dhaawac ah ka geesatay magaalada Dimishiq ee caasimada dalka Syria, waxaana warar dheeraad ah kasoo baxayaan cidda sida rasmiga ah duqeynta loola beegsaday. Sidoo kale, duqeynta ay diyaaradaha dagaalka Israa’iil ka fuliyeen magaalada Dimishiq, waxay ka dhacday meel aan ka fogeyn...

Jabuuti oo sugaysa go’aanka Itoobiya ee ku aaddan soo jeedinta ku aaddan helitaanka dekedda si loo qaboojiyo xiisadda kala dhexeysa Soomaaliya.
Post

Jabuuti oo sugaysa go’aanka Itoobiya ee ku aaddan soo jeedinta ku aaddan helitaanka dekedda si loo qaboojiyo xiisadda kala dhexeysa Soomaaliya.

Addis Ababa (Raxanreeb online) – Itoobiya ayaan weli ka jawaabin soo jeedinta ka timid Jabuuti ee fududeyn karta khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, sida uu xaqiijiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf. Yuusuf oo wareysi siiyay VOA-da ayaa shaaca ka qaaday in Jabuuti ay weli ka dhursugayaan go’aanka Itoobiya ee ku...

Puntland oo u diyaar garoobaysa hawlgal ka dhan ah Daacish ee gobolka Bari.
Post

Puntland oo u diyaar garoobaysa hawlgal ka dhan ah Daacish ee gobolka Bari.

Garoowe (Raxanreeb online) – Maamulka Puntland ayaa isku diyaarinaya in ay qaadaan howlgalo ciidan oo ka dhan ah kooxda Daacish oo muddooyinkii dambe awoodooda ku ballaarineysay gobolka Bari ee Waqooyi Bari Soomaaliya. Madaxweyne Siciid Deni ayaa lagu soo waramayaa in uu ku wajahan yahay magaalada Boosaaso si uu u kormeero howlgalladaasi, iyadoo ay sii kordhayaan...

Dowlad Goboleedka Jubbaland Oo Bilaabay Olole Lagu Badbaadinayo Dadka Rayidka Ah Oo Lagu Xaqiijinayo Nabadda Degaannada Cusub Ee La Soo qabsaday.
Post

Dowlad Goboleedka Jubbaland Oo Bilaabay Olole Lagu Badbaadinayo Dadka Rayidka Ah Oo Lagu Xaqiijinayo Nabadda Degaannada Cusub Ee La Soo qabsaday.

Kismaayo (Raxanreeb online) – Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay Olole lagu ilaalinayo dadka Rayidka ah oo looga gol leeyahay sidii nabad waarta looga dhalin lahaa deegaanada dhowaan laga soo kabtay. Ololahan oo uu daah-furay Ergayga Madaxweynaha ee Xasilinta iyo Ilaalinta Rayidka Cumar Xaashi, waxa uu muujinayaa baahida loo qabo...

Shir ay isugu yimaadeen 87 dal oo Soomaaliya kujirto oo looga wadahdalya sidii looga hortagi lahaa qatarta ISIS.
Post

Shir ay isugu yimaadeen 87 dal oo Soomaaliya kujirto oo looga wadahdalya sidii looga hortagi lahaa qatarta ISIS.

Washington (Raxanreeb online) – Xoghayaha Arrimaha Dibadda dowladda Mareykanka Antony Blinken, ayaa guddoomiyay shirka Wasiirrada Isbahaysiga Caalamiga ah ee la-dagaalanka kooxda khilaafada Islaamka ee ISIS, shirkan ayaana ka dhacay magaalada Washington DC ee caasimadda dalka Mareykanka. Sidoo kale, Shirkan waxaa isugu yimid wasiiro matalayay 87 waddan oo isbaheysi ku ah la dagaallanka kooxda ISIS ama...

Xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka ismaamulka Wajeer oo lagu afduubtay magaalada Nairobi
Post

Xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka ismaamulka Wajeer oo lagu afduubtay magaalada Nairobi

Wajeer (Raxanreeb online) – Xildhibaan Yuusuf Xuseen oo katirsan xildhibaannada golaha deegaanka ee ismaamulka Wajeer, ayaa lagu la’yahay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya muddo ka badan 10-maalmood, waxaana jira tuhun la xariira in xildhibaanka afduubteen laamaha ammaanka Kenya. Sidoo kale, magaalada Wajeer waxaa shalay ka dhacay dibadbax weyn oo lagu dalbanayay in xildhibaan Yuusuf...