Day: October 12, 2024

Home » Archives for October 12, 2024
SNA deputy chief Discusses Anti-Al-Shabaab Operations in Galgaduud Region
Post

SNA deputy chief Discusses Anti-Al-Shabaab Operations in Galgaduud Region

Brigadier General Dayax Cabdi Cabdulle, the Commander of the Somali National Army’s Ground Forces, convened a meeting with senior military officers in Waniile, located within the Ceeldheer district of the Galgaduud region. The discussions centered on intensifying the military operations aimed at liberating areas from Al-Shabaab control in the Galmudug and Hirshabelle regions. After the...

Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi oo mooshin xilka looga qadaayo RW Kuxigeenka dalka Saalax Jaamac horgeeyay golaah aqalka sare
Post

Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi oo mooshin xilka looga qadaayo RW Kuxigeenka dalka Saalax Jaamac horgeeyay golaah aqalka sare

Muqdisho (Raxanreeb online) – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta golaha hortiisa ka soo jeediyay in xilka laga qaado Senator Saalax Axmed Jaamac oo ah Ra’isul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Soomaaliya. Sidoo kale, Cabdi Xaashi, ayaa sheegay in senatorka uusan hal maalin xitaa imaan kalfadhigga Aqalka Sare muddo ka badan...

Koox Islaami oo Ciraaq ka howlgasha oo weerar cirka ah kuqaaday Isra’iil.
Post

Koox Islaami oo Ciraaq ka howlgasha oo weerar cirka ah kuqaaday Isra’iil.

Tel Aviv (Raxanreeb online) – Kooxda lwax iska caabinta Islaamiga ah ee Ciraaq ayaa sheegtay in ay weerar diyaaradeed ku qaadeen bartilmaameed muhiim ah oo ku yaala buuraha Golan Heights ee xoogga ku heesato  Israa’iil, iyada oo aan bixin faahfaahin dheeraad ah. Sidoo kale, weerarkan ayey kooxdan oo Iran taageerto ku fuliyeen diyaarado nuuca aan...

Askari katirsan ciidanka Mareykanka oo lagu xukumay 14sano oo xarig ah kaddib markii lagu fal Daacish laxiriira
Post

Askari katirsan ciidanka Mareykanka oo lagu xukumay 14sano oo xarig ah kaddib markii lagu fal Daacish laxiriira

New York (Raxanreeb online) – Askari ka tirsan ciidamada Mareykanka ayaa lagu xukumay 14 sano oo xarig ah, kaddib markii lagu helay inuu isku dayay inuu gacan ka geysto in kooxda Daacish ay weerar gaadmo ah ku qaado ciidamo katirsan dowladda Mareykanka, sida ay Jimcihii sheegtay wasaaradda cadaaladda. Sidoo kale, Mmxkamadda gacanta ku heysay kiiska...

Milateriga Isra’iil oo weerar ku qaaday saldhig ay leeyihiin UNIFIL & Qaraamda Midoobay oo cambaareysay.
Post

Milateriga Isra’iil oo weerar ku qaaday saldhig ay leeyihiin UNIFIL & Qaraamda Midoobay oo cambaareysay.

Lubnaan (Raxaneeb online) – Millatariga Lubnana ayaa sheegay in duqeyn cirka ah oo ka timid Isra’il lagu dilay labo askari oo ka tirsan millatariga halka ay dhaawacmeen saddex kale, saacado kaddib marki millatariga Isra’il ay duqeeyeen saldhig ay ciidamada nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ee Lubnan ku leeyihiin koofurta Lubnan. Sidoo kale, Ciidanka Lubnan ayaan qeyb...