Day: October 13, 2024

Home » Archives for October 13, 2024
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo mamnuucday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka.
Post

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo mamnuucday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Hay’adda Duulista Rayidka ah ee Soomaaliya (SCAA) ayaa ku dhawaaqday xayiraad cusub oo lagu soo rogay isticmaalka nidaamyada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (Drones) ee agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho. Mamnuucidda, oo looga dan leeyahay in lagu wanaajiyo badqabka hawada, ayaa mamnuucday adeegsiga diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee aan...

AFGOOYE: Xiisad ka dhalaty dilka sargaal iyo ilaaladiisa oo lagu weeraray degmada Afgooye.
Post

AFGOOYE: Xiisad ka dhalaty dilka sargaal iyo ilaaladiisa oo lagu weeraray degmada Afgooye.

Afgooye (Raxanreeb online) – Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa sheegaya in xalay halkaasi lagu weeraray sargaal ciidan oo katirsanaa laamaha amniga degmada Afgooye, waxaana halkaasi dil iyo dhaawac loogu geestay qaar kamid ah ilaalada sargaalka. Sida wararku sheegayaan ciidamo kale oo katirsan dowladda Soomaaliya lana sheegay in ay ka baxeen...

Xog: Ergeyga QM oo Jubbaland ku taageeray inay aado doorasho dadban.
Post

Xog: Ergeyga QM oo Jubbaland ku taageeray inay aado doorasho dadban.

Kismaayo (Raxanreeb online) – Xogo lagu kalsoon yahay oo hada nagaso gaaray Kismaayo aya ino xaqiijiyay in kulankii u dhaxeeyay Axmed Madoobe iyo James Swan uu kusoo idlaaday is af-garad. Madobe aya garnaqsaday kuna dooday in uusan diidaneyn doorasho qof & cod ah, balse jadwalki la sameeyay May 2023 aysan hal qodob ka hir-galin, guddi...

Somali Forces Successfully Repel Al-Shabaab Attack in Bakool Region
Post

Somali Forces Successfully Repel Al-Shabaab Attack in Bakool Region

In a determined nighttime confrontation on the outskirts of Wajid district in Somalia’s Bakool region, government forces successfully repelled an assault by Al-Shabaab militants, securing control over the contested area. The fierce battle erupted when Al-Shabaab launched an attack using artillery fire, targeting the Somali National Army’s 60th Division base, leading to an intense exchange...

Dagaal beeleedyo ka soo cusboonaaday degmada Cadale ee gobolka shabeelaha dhexe.
Post

Dagaal beeleedyo ka soo cusboonaaday degmada Cadale ee gobolka shabeelaha dhexe.

Cadalle (Raxanreeb online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in xalay dagaal beeleed uu ka dhacay duleedka degmada Cadale ee gobolkaasi. Dagaal beeleedka ayaa la sheegay inuu ka dhacay deegaan qiyaastii 10 KM u jira magaalada xeebta ah, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Ugu yaraan...

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland oo howlgal ka sameeyay deegaanka Gole-shinbi.
Post

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland oo howlgal ka sameeyay deegaanka Gole-shinbi.

Kismaayo (Raxanreeb online) – Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa maamulka Jubbaland, ayaa howlgal sifeyn ah oo ka dhan  Al-shabaab waxa ay ka fuliyeen deegaanka lagu magacaabo Gole-shinbi ee gobolka Jubbada Hoose. Qaar kamid ah Saraakiisha ciidanka xoogga dalka iyo kuwa maamulka Jubbaland, ayaa sheegay in howlgalkan ciidamada fuliyeen uu ahaa mid...

Ra’isul Wasaare Kuxigeenka dalka Saalax Jaamac ayaa waxbo kama jiraan ku tilmaamay hadalkii guddoonka aqalka sare.
Post

Ra’isul Wasaare Kuxigeenka dalka Saalax Jaamac ayaa waxbo kama jiraan ku tilmaamay hadalkii guddoonka aqalka sare.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa shalay qoraal ay soo saareen ku shaaciyay in kursiga Aqalka Sare uu ku fadhiyay Ra’isul Wasaare Kuxigeenka Dalka Saalax Axmed Jaamac, uu lumiyay kaas oo lagu eedeeyay in uusan imaan afar kalfadhigi oo golaha yeesheen. Sidoo kale, qoraal uu soo saaray Ra’isul Wasaare...

Post

Marxuum Cabdiraxmaan Cabdulle Cismaan – Shuuke“Nin culus baa baxay oo baneeyay boos aan la buuxin Karin”.

Marka koowaad waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan qoyska Reer Cabdulle Cismaan “Codweyn”, iyo marwo Xaawo Aadan Camey. Sidoo kale waxaan Allah uga tuugayaa inuu naxariistiisa waasica ah siiyo marxuum Shuuke, janaadkiisa naciimka ahna geeyo. Aamiin, Aamiin. Walow jiil ahaan uu marxuum Shuuke wax weyn iga horeeyay, hadana waxaa jira taariikh, aqoon iyo degaan...