Day: October 14, 2024

Howlwadeenada HSJ oo oo loofuray tababar ku saabsan baarista iyo xaqiijinta Dukumiintiyada dadka.
Post

Howlwadeenada HSJ oo oo loofuray tababar ku saabsan baarista iyo xaqiijinta Dukumiintiyada dadka.

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Axmed Siciid Maxamed ayaa maanta magaalada Nairobi ka furay tababar ku saabsan baarista iyo xaqiijinta dukumintiyada qofka oo ay ka qeyb galayaan hawlwadeennada Hay’adaha Socdaalka Soomaaliya iyo Kenya, sidoo kale Bareyaal ka tirsan laanta Baarista Dambiyada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee CID ayaa ka qeyb gelaya...

Iska horimaad dhaliyay khasaare kale duwan oo ka dhacay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.
Post

Iska horimaad dhaliyay khasaare kale duwan oo ka dhacay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.

Badhan (Raxanreeb online) – Iska horimaad khasaaro geestay ayaa saakay ka dhacay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, waxaana wali halkaasi laga soo sheegayaa in ay ka jirto xiisad u dhaxeysa ciidamada maamulka Puntland iyo ciidamo kale oo sheegtay Maakhir State. Sida ay wararka sheegayaan is raasaasaynta saakay ka dhacday magaalada Badhan ayaa ka dhalatay, kaddib...

Maleeshiyo beeleed oo ku dagaalamay Luuq kadib heshiis nabadeed oo burburay.
Post

Maleeshiyo beeleed oo ku dagaalamay Luuq kadib heshiis nabadeed oo burburay.

Gedo (Raxanreeb online) – Xiisad colaadeed ayaa xalay ka dhacday degmada Luuq ee gobolka Gedo, iyadoo labo maleeshiyo beeleed ay ku dagaalameen kadib markii uu bur buray heshiis nabadeed oo dhowaan la dhex dhigay, waxaana dib u soo cusboonaatay xiisadda iyo cabsi soo wajahday dadka deegaanka. Dagaalka oo bilowday maqribnimadii caawa ayaa la isku adeegsaday...