Muqdisho (Raxanreeb online) – Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday 7.5 milyan ginni oo dheeri ah oo lagu taageerayo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), taasoo ka dhigaysa wadarta deeqdeeda £77 milyan tan iyo 2021-kii. Kaalmada UK waxay siin doontaa gunnooyin la siinayo ciidamada ka socda Burundi, Djibouti, Ethiopia, Kenya, iyo Uganda, kuwaas oo laf dhabar...
Day: October 16, 2024
Duqa magaalada Nabatiyeh ee dalka Lubnaan oo lagu dilay duqaymo ay Israa’iil fulisay iyada oo la bartilmaameedsaday saldhigyada Xisbullah.
Tel Aviv (Raxanreeb online) – Duqeymo ay fuliyeen diyaaradaha Israel ayaa lagu dilay duqii magaalada Nabatiyeh, Ahmad Kahil, ee koonfurta Lubnaan, intii lagu guda jiray weerar lagu qaaday dhismaha dowladda hoose ee magaalada, sida ay xaqiijiyeen maamulka deegaanka. Shan qof oo kale ayaa sidoo kale lagu dilay weerarka, kaas oo gudoomiyaha Nabatiyeh Howaida Turk uu...
Somali Forces Eliminate 10 Al-Shabaab Militants in Southern Mudug Operation
The Somali National Army (SNA) conducted a successful military operation in the early hours of Tuesday, targeting Al-Shabaab hideouts in the Southern Mudug region. According to the Ministry of Defense, the operation near Qeycad village resulted in the elimination of 10 militants and the destruction of key terrorist strongholds. Utilizing ground forces and intelligence assets,...
kulan albaabadu u xiran yihiin oo ka dhacay magaalada muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa waxaa ka hor jeediyay Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka Sare oo ay hogaamineyso Senator Maryan Faarax Kaahiye si uu u falanqeeyo mowduucyo xasaasi ah oo ay ka mid yihiin wada xaajoodyada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, Miisaaniyadda loo qoondeeyay howlaha diblomaasiyadeed, dib u...
Koox Hubeysan oo Labo Nin oo Ganacsato ah ku dilay Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Koox hubeysan ayaa saaka weerar ku qaaday xaafadda Soona-kay ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir halkaasi oo ay ku dileen labo nin oo ganacsato ah mid kalena dhaawac ayaa soo gaaray. Wararka ayaa xaqiijinaya in labo ruux ay ku dhinteen halka hal qof oo dhaawac ah loola cararay mid ka mid...
Kooxo hubeysan oo Aabbe iyo wiil yar ku dilay magaalada Dhuusamareeb.
Dhusamareeb (Raxanreeb online) – Dhacdo naxdin leh oo laga soo sheegayo gobolka Galgaduud ayaa waxaa si xun loogu dilay aabe iyo wiil uu dhalay oo afar jir ahaa duleedka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Dadka dhintay ayaa lagu kala magacaabi jiray Cali Cabdi Shire iyo wiil yar oo uu dhalay, kuwaasoo la sheegay in...
Isra’iil oo Turkiga ku eedeysay qarax ka dhacay Tel Aviv 18-kii August ee sanadkan.
Tel Aviv (Raxanreeb online) – Hay’adda sirdoonka gudaha Israa’iil ee Shin Bet iyo boliiska maamulkaasi, ayaa ku eedeeyay in dowladda Turkiga wax ka maleegtay qarax gaari loo adeegsaday oo 18-kii bishii Agoosto ee sannadkan ka dhacay magaalada Tel Aviv ee caasimadda Israa’iil. Sidoo kale, war qoraal ah oo ay wadajir usoo saareen sirdoonka Israa’iil iyo...
Goobihii ganacsi ee ku yaalay degmada Deyniile oo laxiray sababo laxiriira cabsi laga qabo Al-shabaab.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Goobo badan oo ganacsi oo kuyaalla degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, ayaa la xiray maalmihii lasoo dhaafay, kaddib markii ganacsatada goobahaasi leh ay hanjabaadyo iyo dil kala kulmeen kooxda Al-shabaab oo soo wacday. Wararka ayaa intaasi kudaraya in dukaaman badan oo kuyaalla laamiga degmada Dayniile, ayaa la xiray kaddib hanjabadayo Al-shabaab...
Talyaaniga oo hakiyay fiisaha Soomaaliya sababo la xiriira dhinaca shaqada.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Talyaanigu waxa uu farta ku fiiqay xafiiska shaqada oo uu si lama filaan ah u joojiyay bixinta fiisaha muwaadiniinta Soomaaliyeed—tallaabadan oo dad badan ka yaabisay. Danjire Pier Mario Dacò Coppi, ayaa hadal naadir ah oo naadirka ah ku sheegay in uu meesha ka saaray wararka xanta ah ee ku saabsan dhaq-dhaqaaq...