Day: October 21, 2024

Home » Archives for October 21, 2024
DEG DEG: Ra’iisul Wasaare Xamse oo magacaabay Ra’iisul kuxigeen labaad iyo Wasiiro cusub
Post

DEG DEG: Ra’iisul Wasaare Xamse oo magacaabay Ra’iisul kuxigeen labaad iyo Wasiiro cusub

Muqdisho (Raxanreeb online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Ra’iisul Wasaare ku xigeen labaad oo ay yeelanayso Xukuumaddiisa. Xamse ayaa Cabdisalaan Cabdi Cali oo ahaa Wasiirka Hawlaha guud u magacaabay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee dalka sida uu shaaciyey afhayeenka Xukuumada Farxaan Maxamed Jimcaale. Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa sidoo...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Jabuuti xilli Soomaaliya ay isku diyaarineyso kala guurka ATMIS.
Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Jabuuti xilli Soomaaliya ay isku diyaarineyso kala guurka ATMIS.

Jabuuti (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Axad ah gaaray magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti, halkaasoo uu ku marayo booqasho uu ku tagayo dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ee AMISOM. Madaxweyne Maxamuud iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti, C/qaadir Kaamil Maxamed iyo mas’uuliyiin...

Taliyaha ciidanka boliiska Somaliland oo shaaciyay tirada dambiyada ka dhacay Somaliland 12-kii ee lasoo dhaafay.
Post

Taliyaha ciidanka boliiska Somaliland oo shaaciyay tirada dambiyada ka dhacay Somaliland 12-kii ee lasoo dhaafay.

Hargeysa (Raxanreeb online) – Boliska maamulka Somaliland ayaa shaaciyay tirada fal dambiyeed iyo shilalkii gaari ee ay dad ku dhinteen 12-kii bilood ee lasoo dhaafay guud ahaan Somaliland, kuwaasi oo badi dadkii ku lugta lahaa la soo qab-qabtay sida uu sheegay taliyaha ciidank boliiska maamulka Somaliland Sareeye Gaas Maxamed Aaden Saqadhi. Sidoo kale, warbixinta boliska...

Xisbullah oo madaafiic ku garaacday dhulka ay Isra’iil xoogga ku heysato & wararkii ugu dambeeyay.
Post

Xisbullah oo madaafiic ku garaacday dhulka ay Isra’iil xoogga ku heysato & wararkii ugu dambeeyay.

Lubnaan (Raxanreeb online) – Ururka Xisbullaah ayaa saacadihii lasoo dhaafay mafaafiic culus ku garaacay gudaha Israa’iil, waxaana madaafiicdaasi qaarkood la sheegay in ay gudaha u galeen kuna dhaceen deegaanno katirsan dhulka xoogga ku heysato Israa’iil. Sidoo kale, War kasoo baxay ciidamada difaaca Israa’iil ee IDF ayaa lagu sheegay in 25 madfac laga soo riday dalka...

Mid kamid ah dalalka Africa oo shaaciyay in dalkiisa uu ka ciribtiray cudurka Malaariyada.
Post

Mid kamid ah dalalka Africa oo shaaciyay in dalkiisa uu ka ciribtiray cudurka Malaariyada.

Qaahir (Raxanreeb online) – Waddamo badan oo caalamka kuyaalla gaar ahaan Qaarada Afrika, waxaa dbibaato badan ku haya cudurka malaariyada kaas oo ay u dhinteen dad badan, waxaa hadda jira dalal waqti badan iyo qarashba galiyay sidii ay cudurkaasi ula diriri lahaayeen. Sidoo kale, Dowladda Masar ayaa 100 sano kaddib ku dhawaaqday inay ka xorowday...

Maamulka Isra’iil oo sargaal sare looga dilay duqeyn ay xamaas ka fulisay Gaza.
Post

Maamulka Isra’iil oo sargaal sare looga dilay duqeyn ay xamaas ka fulisay Gaza.

Gaza (Raxanreeb online) – Dagaalyahanada Xamaas ee Qasa waxay ku guuleysteen in Isra’il ka dilaan Jeneraalo & askartii ugu badnayd. Sidoo kale, saraakiisha la dilay waxaa ku jira Jen Ihsan Daqsa Taliyihii guutada 401aad ee ciidanka Israel oo 2006dii Billada ugu sareysa ee ciidamada Israaiil la gudoonsiiyey, Taangiyadii ugu casrisanaa ee ciidanka Israaiil ayaa qaarkood...

Dagaal khasaare badan geystay oo xalay ka dhacay magaalada Boosaaso.
Post

Dagaal khasaare badan geystay oo xalay ka dhacay magaalada Boosaaso.

Bosaaso (Raxanreeb online) – Dagaal ayaa xalay mar kale ka dhacay Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari kaasoo geystay khasaare nafeed iyo burbur hantiyeed oo gaadiid dadweyne u badan. Sidoo kale, Wararka ayaa sheegaya in dagaalkan uu dhexmaray ciidamo ka tirsan PSF iyo kuwa PMPF ee Maamulka Puntland waxayna dhacdadani ka dhacday agagaarka Hotel Huruuse meel...

Puntland oo wadatashi ugu yeertay xildhibaanada ku matala Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
Post

Puntland oo wadatashi ugu yeertay xildhibaanada ku matala Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Garoowe (Raxanreeb online) – Puntland ayaa u yeertay xubnaha xildhibaanada labada gole ee ku matala Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Warqad uu saxiixay Afhayeenka Baarlamaanka Puntland, Cabdirisaaq Axmed Siciid, ayaa lagu wargaliyay xildhibaannada federaalka inay ku yimaadaan Garowe ugu dambeyn 25ka Oktoobar maalin ka hor furitaanka Kalfadhiga 55aad ee Baarlamaanka Puntland. “Salaan diiirran ka dib, waxaa Sharaf...