Day: October 28, 2024

Home » Archives for October 28, 2024
Kala-guurka ATMIS ee Soomaaliya oo hakad geli kara dhaqaale yari awgeed xiisadda Itoobiya oo kor u kacday.
Post

Kala-guurka ATMIS ee Soomaaliya oo hakad geli kara dhaqaale yari awgeed xiisadda Itoobiya oo kor u kacday.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Hawlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa wajahaya dib u dhacyo suurtagal ah oo ku iman kara kala-guurka ugu dambeeya, taas oo ay ugu wacan tahay dhaqaale-la’aan weyn oo dhinaca dhaqaalaha ah iyo xiisadda sii kordheysa ee kala dhexeysa Itoobiya, taas oo khatar gelinaysa dhamaystirka howlgalka. Mustaqbalka kala guurka...

Sacuudiga iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal.
Post

Sacuudiga iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal.

Riyadh (Raxanreeb online) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa magaalada Riyaad ee Dalka Sacuudiga kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Amiir Faysal Bin Farxaan. Sidoo kale, Kulan labada Wasiir ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee labada dal, wasiirada ayaa isla soo qaaday ballaarinta...

Axmed Madoobe oo lakulmay guddiga dib udhiska buundooyinka bur-buray ee gobolka Gedo.
Post

Axmed Madoobe oo lakulmay guddiga dib udhiska buundooyinka bur-buray ee gobolka Gedo.

Kismaayo (Raxanreeb online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Xarunta madaxtooyada Jubbaland ku qaabilay guddiga dib-u-dhiska buundooyinka bur buray ee kuyaalla gobolka Gedo. Sidoo kale, guddigan oo ay soo xuleen odayaasha dhaqanka ayaa ka shaqaynaya sidii isku tashi bulsho loogu bilaabi lahaa howlaha dib loogu dhisayo buundooyinka gobolka ee ku burburay roobabkii u...

Madaxweynaha Masar oo soo jeediyay in xabada joojin labo maalmood ah dhexmarto Isra’iil & Falastiin.
Post

Madaxweynaha Masar oo soo jeediyay in xabada joojin labo maalmood ah dhexmarto Isra’iil & Falastiin.

Qaahira (Raxanreeb online) – Madaxweynaha dowladda Masar Cabdelfatax Al-Sisi ayaa Axaddii shalay ku dhawaaqay in dalkiisa uu soo jeediyay xabbad joojin laba maalmood ah oo dhexmarta Israa’iil iyo Xamaas, muddadaas oo lagu sii deyn doono afar qof oo ka mid ah Isra’iiliyiinta ku afduuban Gaza. Sidoo kale, madaxweyne Al-Sisi ayaa sheegay in soo jeedinta ay...