Month: October 2024

Ra’isul Wasaare Kuxigeenka dalka Saalax Jaamac ayaa waxbo kama jiraan ku tilmaamay hadalkii guddoonka aqalka sare.
Post

Ra’isul Wasaare Kuxigeenka dalka Saalax Jaamac ayaa waxbo kama jiraan ku tilmaamay hadalkii guddoonka aqalka sare.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa shalay qoraal ay soo saareen ku shaaciyay in kursiga Aqalka Sare uu ku fadhiyay Ra’isul Wasaare Kuxigeenka Dalka Saalax Axmed Jaamac, uu lumiyay kaas oo lagu eedeeyay in uusan imaan afar kalfadhigi oo golaha yeesheen. Sidoo kale, qoraal uu soo saaray Ra’isul Wasaare...

Post

Marxuum Cabdiraxmaan Cabdulle Cismaan – Shuuke“Nin culus baa baxay oo baneeyay boos aan la buuxin Karin”.

Marka koowaad waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan qoyska Reer Cabdulle Cismaan “Codweyn”, iyo marwo Xaawo Aadan Camey. Sidoo kale waxaan Allah uga tuugayaa inuu naxariistiisa waasica ah siiyo marxuum Shuuke, janaadkiisa naciimka ahna geeyo. Aamiin, Aamiin. Walow jiil ahaan uu marxuum Shuuke wax weyn iga horeeyay, hadana waxaa jira taariikh, aqoon iyo degaan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Shiinaha si loo xoojiyo xiriirka labada dal.
Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Shiinaha si loo xoojiyo xiriirka labada dal.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb. Axmed Macalin Fiqi ayaa Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya kula kulmay Safiirka Shiinaha Wang Yu oo ay ka wada hadleen xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Shiinaha. Intii uu kulanka socday ayaa Danjire Wang Yu waxa uu ugu hambalyeeyay Wasiirka dadaalka uu ugu jiro ilaalinta madax...

Somali Senate Removes Senator Saalax Axmed Jaamac for Absenteeism
Post

Somali Senate Removes Senator Saalax Axmed Jaamac for Absenteeism

The Speaker of the Somali Federal Parliament’s Upper House, Abdi Hashi Abdullahi, has called for the dismissal of Senator Saalax Axmed Jaamac, who also serves as the Deputy Prime Minister of Somalia. Speaker Hashi addressed the Senate today, urging the removal of Senator Saalax due to his prolonged absence from Senate sessions for over two...

Ganacsatada badan oo goobohooda ganacsiga ka furay caamirooyinka CCTV oo xabsiga ladhigay
Post

Ganacsatada badan oo goobohooda ganacsiga ka furay caamirooyinka CCTV oo xabsiga ladhigay

Muqdisho (Raxanreeb online) – Qaar kamid ah ganacsatada dukaamanka iyo goobaha kale ee ganacsi ku leh xaafado katirsan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, ayaa bilaabay in ay goobahooda ganacsi ka bixiyaan  kaamirooyinka qarsoon ee CCTV ee horey ugu xireen. Sidoo kale, Ganacsatada ayaana la sheegay in cabsi darteed uga bixiyeen kaamirooyinka goobahooda ganacsi , kaddib...

DEG DEG: Guddoomiyaha degmada Hodan oo shaqo joojin iyo mushaar kajoojin lagu sameeyay.
Post

DEG DEG: Guddoomiyaha degmada Hodan oo shaqo joojin iyo mushaar kajoojin lagu sameeyay.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Guddoomiyaha degmada Hodan ayaa lagu sameeyay Shaqo Joojin iyo mushaarka kajarid  dhamaan xubnaha konsolka maamulka degmada, iyadoo la sheegay in dhamaan Konsolka oo ah maamulka degmada loo furi doono Tababar maamul iyo hab dhaqanka bulshada. Sidoo kale, warqada shaqada looga joojiyay guddoomiyaha degmada Hodan aya waxaa guddoomiye kuxigeenka degmada lagu faray...

Ciidamada Itoobiya oo weerar madaafiic ah ku qaaday degmada Waajid kadib markii Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen.
Post

Ciidamada Itoobiya oo weerar madaafiic ah ku qaaday degmada Waajid kadib markii Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen.

Beydhabo (Raxanreeb online) – Ciidamada Itoobiya ee ku sugan degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa xalay saqdii dhexe weerar madaafiic ah ku qaaday fariisimo ay Al-Shabaab ku sugnaayeen, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Iska horimaadka ayaa sababay dagaal xooggan oo dhexmaray ciidamada Itoobiya iyo kuwa Al-Shabaab, iyadoo labada dhinac ay isku adeegsadeen hub culus. Ciidamada...

SNA deputy chief Discusses Anti-Al-Shabaab Operations in Galgaduud Region
Post

SNA deputy chief Discusses Anti-Al-Shabaab Operations in Galgaduud Region

Brigadier General Dayax Cabdi Cabdulle, the Commander of the Somali National Army’s Ground Forces, convened a meeting with senior military officers in Waniile, located within the Ceeldheer district of the Galgaduud region. The discussions centered on intensifying the military operations aimed at liberating areas from Al-Shabaab control in the Galmudug and Hirshabelle regions. After the...

Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi oo mooshin xilka looga qadaayo RW Kuxigeenka dalka Saalax Jaamac horgeeyay golaah aqalka sare
Post

Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi oo mooshin xilka looga qadaayo RW Kuxigeenka dalka Saalax Jaamac horgeeyay golaah aqalka sare

Muqdisho (Raxanreeb online) – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta golaha hortiisa ka soo jeediyay in xilka laga qaado Senator Saalax Axmed Jaamac oo ah Ra’isul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Soomaaliya. Sidoo kale, Cabdi Xaashi, ayaa sheegay in senatorka uusan hal maalin xitaa imaan kalfadhigga Aqalka Sare muddo ka badan...

Koox Islaami oo Ciraaq ka howlgasha oo weerar cirka ah kuqaaday Isra’iil.
Post

Koox Islaami oo Ciraaq ka howlgasha oo weerar cirka ah kuqaaday Isra’iil.

Tel Aviv (Raxanreeb online) – Kooxda lwax iska caabinta Islaamiga ah ee Ciraaq ayaa sheegtay in ay weerar diyaaradeed ku qaadeen bartilmaameed muhiim ah oo ku yaala buuraha Golan Heights ee xoogga ku heesato  Israa’iil, iyada oo aan bixin faahfaahin dheeraad ah. Sidoo kale, weerarkan ayey kooxdan oo Iran taageerto ku fuliyeen diyaarado nuuca aan...