Month: October 2024

Qatar oo ku baaqday in Soomaaliya la siiyo taageero horumarineed oo caalami ah.
Post

Qatar oo ku baaqday in Soomaaliya la siiyo taageero horumarineed oo caalami ah.

Qatar (Raxanreeb online) – Qatar waxay ugu baaqday beesha caalamka inay sii wadaan oo ay kordhiyaan bixinta deeqaha bini’aadantinimo iyo kuwa horumarineed iyo kaalmaynta farsamo si loo xoojiyo dadaallada dhisidda awoodda xuquuqul insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo fulinta waajibaadka qaran iyo kuwa caalamiga ah si waafaqsan mudnaanta ay leedahay. Tani waxay ku soo beegantay...

Somali PM Confirms Ongoing National Conference in Mogadishu Amid Madobe’s Withdrawal
Post

Somali PM Confirms Ongoing National Conference in Mogadishu Amid Madobe’s Withdrawal

In a televised address from Mogadishu, Somalia’s Prime Minister, Hamza Abdi Barre, reaffirmed the government’s dedication to national unity and sovereignty as the National Consultation Conference continues. PM Barre emphasized that the discussions are making progress with ongoing consultations aimed at finalizing the summit’s communiqué. “We are committed to safeguarding the unity, dignity, and sovereignty...

Wasiirka arrimaha dibadda Iran ayaa uga digay Isra’iil in weerar aargudasho ah kusoo qaadan dhinacooda.
Post

Wasiirka arrimaha dibadda Iran ayaa uga digay Isra’iil in weerar aargudasho ah kusoo qaadan dhinacooda.

Tehran (Raxanreeb online) – Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran Abbas Araghchi, ayaa uga digay maamulka Israa’iil weerar aargudasho ah oo dalkooda kusoo qaadaan, waxa uuna ku hanjabay in weerar kasta oo uga yimaada dhinaca Israa’iil ka bixin doonaan jawaab adag. Sidoo kale, waxa uu intaasi kudaray wasiirka in Israa’iil aysan tijaabin go’aanka xukuumadda Tehran, iyadoo...

Milateriga Isra’iil oo shaaciyay tirada rasmiga ee uga dhimatay dagaalkii Lubnaan ay ku qaadeen.
Post

Milateriga Isra’iil oo shaaciyay tirada rasmiga ee uga dhimatay dagaalkii Lubnaan ay ku qaadeen.

Tel Aviv (Raxanreeb online) – Ciidamada milatariga Israa’iil, ayaa duullaan dhinaca dhulka ah ku qaaday koonfurta dalka Lubnaan, waxa ayna ciidamada Israa’iil dagaal adag oo is difaac ah kala kulmayaan dagaalyahannada daacada u ah ururka hubeysan ee Xisbullaah. Sidoo kale, war kasoo baxay milatariga Israa’iil ayey ku qirteen in khasaaro badan oo isugu jira dhimasho...

Madaxweyne kuxigeenka Kenya oo lagu wado in maanta uu hortago baarlamaanka Kenya si uu isaga difaaco mooshinka.
Post

Madaxweyne kuxigeenka Kenya oo lagu wado in maanta uu hortago baarlamaanka Kenya si uu isaga difaaco mooshinka.

Nairobi (Raxanreeb online) – Madaxweyne kuxigeenka dalka Kenya Rigathi Gachagua, ayaa lagu wadaa maanta oo Talaado ah in uu hortago baarlamaanka dalka Kenya, si uu halkaasi isaga difaaco mooshinka xil ka qaadista ay ka gudbiyeen xildhibaanno taageersan Madaxweyne William Ruto. Sidoo kale, Rigathi Gachagua, oo khilaaf xooggan kala dhaxeeyo Madaxweyne Ruto ayaa laga diyaariyay mooshin...

Former Somali Leaders Accuse President of Seeking Unconstitutional Term Extension
Post

Former Somali Leaders Accuse President of Seeking Unconstitutional Term Extension

Former Somali leaders Sheikh Sharif Ahmed, Hassan Ali Khaire, and Abdirahman Abdishakur have sharply criticized the recent collapse of reconciliation talks in Mogadishu, accusing President Hassan Sheikh Mohamud of attempting an unconstitutional extension of his term. In a joint statement, they condemned what they described as a politically motivated maneuver disguised as a reconciliation effort....

Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdi uu hogaaminayo oo u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta.
Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdi uu hogaaminayo oo u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta.

 Muqdisho (Raxanreeb online) – Guddoomiyaha Baarlamaanka 11-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u dhoofay dalka Imaaraadka Carabta. Guddoomiye Madoobe iyo wafdigiisa oo ay ku jiraan xubno ka tirsan Guddiga saaxiibtinimada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa casuumaad rasmi ah ka helay madaxda Imaaraadka Carabta. Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa...

Dhulgariir cabirkiisa lagu qiyaasay 4.9 oo ku dhuftay dalka Itoobiya.
Post

Dhulgariir cabirkiisa lagu qiyaasay 4.9 oo ku dhuftay dalka Itoobiya.

Addis Ababa (Raxanreeb online) – Dhul-gariir cabirkiisu dhan yahay 10 KM ayaa lagu soo waramayaa inuu ku dhuftay dalka Itoobiya. Waxay ka dhacday deegaanka Awash Fentale – oo qiyaastii 165 kiiloomitir koonfur bari kaga beegan Addis Ababa. Adeegga Isgaarsiinta Dowladda ayaa ku xaqiijiyay warkan ka soo baxay baraha bulshada. Dhulgariirku waxa uu dhacay Axadii abbaare...

Soomaaliya oo walaac ka muujisay hub la sheegay in laga keenay Itoobiya.
Post

Soomaaliya oo walaac ka muujisay hub la sheegay in laga keenay Itoobiya.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay shixnado hub ah oo si sharci darro ah lagu soo geliyo gobolka Geeska Afrika oo la sheegay in ay ka timid dalka ay deriska yihiin ee Itoobiya. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku tilmaamay hub la...