Muqdisho (Raxanreeb online) – Hoggaamiyaal katirsan kooxda hubeysan ee Xamaas ayaa lagu weeraray deegaanno kuyaalla dalka Lubnaan, waxaana lagu soo waramayaa in duqeymo Israa’iil fulisay lagu dilay hoggaamiyaal muhiim u ahaa kooxda Xamaas. Sidoo kale, milatariga Israa’iil ayaa shaaciyay in duqeyn ay ka fuliyeen dalka Lubnaan ku dileen Saciid Atallah Ali, oo ahaa hoggaamiyaha garabka...
Month: October 2024
SSC-Khaatumo Calls for Representation in NCC talks in Mogadishu
The Interim Administration of SSC-Khaatumo has called for inclusion in the ongoing National Consultative Council meeting in Mogadishu. In a statement, the administration emphasized its right to participate in discussions on key national issues, including politics, security, and economic development. SSC-Khaatumo urged that its leadership be invited to the talks, where federal and regional leaders...
Somali Army Deals Major Blow to Al-Shabaab in Lower Shabelle region
In a significant military operation conducted over the past few hours, Somali National Army (SNA) forces have dealt a heavy blow to Al-Shabaab militants in the Shabeelaha Hoose region. The operation, carried out in the villages of Kaliga, Libaaxle, Kaxaroow, Doonka, and Bululoow, has resulted in the deaths of at least 24 Al-Shabaab fighters, with...
Shirka golaha wadatashiga Qaran ayaa wali laisku fahmi la’yahay arrimo laxiriira doorashada qof & cod ah.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Shirka golaha wadatashiga Qaran oo labo maalin kahor ka furmay magaalada Muqdisho ayaa lasoo warinaayaa in wali laisku fahmi la’yahay arrimo laxiriira doorashada qof & cod ah. warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe uu ku adkeystay in dowlad goboleedyada aan lasiinin muddo kordhin ayna...
Kulan gaar ah oo dhexmaray Xasan Sheekh, Aaden, Madoobe Xamse iyo Laftagareen.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in xalay kulan albaabada uxiranyahay uu ka dhacay Villa Somalia, kaas oo u dhexeeyay madaxweyne Xasan Sheekh, Xamse Cabdi Barre, Aaden Madoobe & Cabdicasiis Laftagareen. Sidoo kale, wararka ayaa intaasi ku daraya in kulankan looga hadlaayay khilaafka ka dhexeeyo Villa Somalia iyo maamulka Koonfur...
Guddiyada joogtada ee golaha shacabka oo yeeshay kulaankoodi toddobaadlaha.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa 11-aad ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Madoobe. Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa xubnaha Guddiga Joogtada la wadaagay warbixin ku saabsan howlaha Golaha Shacabka gaar ahaan shuruucda muhiimka ah...
Taliyaha cusub ee ciidanka boliiska oo guddoomiyay shirka toddobaadlaha ee taliska ciidanka boliiska.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Taliyaha cusub ee ciidanka booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa maanta guddoomiyey shirka todobaadlaha ee taliska booliiska, kaas oo looga hadlay arrimo badan oo khuseeya dhinaca amniga. Sidoo kale, shirkan oo ay ka qeybgaleen taliyaasha hoggaannada, fadhiyada madaxabannaan iyo qeybta guud ee booliiska gobolka Banaadir, waxaana diiradda lagu saaray...
Sargaal katirsan ilaalada Kacaan Iran oo la xiray ayaa la sheegay inuu ku howlanaa raadinta xogta Nasrallah.
Tehran (Raxanreeb online) – Dilka hoggaamiyihii ururka Xisbullah, Sheekh Xasan Nasrallah, ayaa dhaliyay shaki badan oo la xariira cidda Israa’iil u gudbisay xogta halka uu ku sugnaa hoggaamiyahan oo ammaankiisa si weyn loo ilaalin jiray, waxaana hadda baaris lagu bilaabay xubno badan oo laga shakisan yahay in xogta bixiyeen. Sidoo kale, waxaa lasoo warinaayaa in...
Askarta looga dilay isra’iil gudaha caasimadda Lubnaan ee Beyrut oo la shaaciyay.
Beyrut (Raxanreeb online) – Israa’iil ayaa aroornimadi hore ee Khamiista maanta ah duqeysay batamaha magaalada Beyrut ee caasimadda dalka Lubnaan, duqeymahaas oo la xaqiijiyay in lagu dilay ugu yaraan lix qof. Sidoo kale, duqeynta ayaa timid saacado kaddib marki ay ciidamada Isra’il ee galay Koofurta Lubnan ay la kulmeen khasaarihi ugu cuslaa ilaa iyo hadda,...
Villa Somalia oo markale qorsheyneso in ay muddo kordhin usameyso madaxda maamulada.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Waxaa shalay Muqdisho ka furmay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka, waxaana shirka diirada lagu saarayaa xaaladda amniga dalka, gaar ahaan sidii loo dardargelin lahaa dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, dhameystirka hannaanka dimuqraadiyeynta, iyo fulinta heshiisyadii hore ee Golaha Wadatashiga Qaran. Sidoo kale, shirkan oo marar badan dib u dhacay ayaa looga arrinsanayaa...









