Garoowe (Raxanreeb online) – Boqolaal ka mid ah dadka qaba HIV-ga ee ku nool Puntland ayaa ka tagaya daawaynta naf-badbaadinta kahortaga cudurka HIV-ga, sababo la xiriira faquuqa iyo takoorka ay ku hayaan bulshada, taasoo keentay inay u nuglaadaan dhibaatooyin caafimaad oo halis ah, guddiga AIDS-ka Puntland (PAC) ayaa shaaca ka qaaday maalinta AIDS-ka Adduunka. In...