Month: January 2025

Home » Archives for January 2025
Madaxweynaha soomaaliya oo ka qeyb galay shir looga hadlay xaaladda Congo DRC
Post

Madaxweynaha soomaaliya oo ka qeyb galay shir looga hadlay xaaladda Congo DRC

Congo (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Shir madaxeedka 26-aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC). Shirkaan oo ku qabsoomay fogaan arrag ayaa waxaa looga hadlay xiisadda dagaal ee kasoo cusboonaatay Bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC). Madaxweyne Xasan...

Diyaarado isku dhacay Mareykanka iyo rakaab la’yahay
Post

Diyaarado isku dhacay Mareykanka iyo rakaab la’yahay

New York (Raxanreeb online) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya labo diyaaradood oo kala ah ah mid rakaab iyo mid qumaatiga u kacda oo isku dhacay hawada magaalada Caasimadda Mareykanka ee Washintong DC. Diyaaradaha ayaa kala ahaa American Express oo saarnaayeen 60 ruux iyo mid qumaatiga u kacda oo siday 3 kamid ah...

Somaliland and UAE Forge Strategic Partnership
Post

Somaliland and UAE Forge Strategic Partnership

HARGEISA, SOMALILAND– Somaliland and the United Arab Emirates (UAE) have signed a series of strategic agreements following President Abdirahman Cirro’s official visit to the Gulf nation. The agreements aim to enhance diplomatic, economic, security, and trade relations, marking a significant step in Somaliland-UAE cooperation. The UAE will upgrade its diplomatic presence in Somaliland by elevating...

Puntland oo hor istaagtay ajaanibta u gali jirtay ISIS
Post

Puntland oo hor istaagtay ajaanibta u gali jirtay ISIS

Garoowe (Raxanreeb online) – Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa todobaadkan mamnuucay in dadka ajnabiga ah ay si sharci darro ah ku soo galaan, waxayna ku amreen shirkadaha isgaarsiinta inay hawada ka saaraan SIM-card-yada lala xiriirinayo dadka aan sharciga lahayn iyo argagixisada Daacish. Talaabooyinkan ayaa ah isku day lagu doonayo in lagu carqaladeeyo shabakadaha...

Kooxda Daacish oo ukala jabtay Ajaaniib iyo Soomaali & Wararkii ugu dambeeyay
Post

Kooxda Daacish oo ukala jabtay Ajaaniib iyo Soomaali & Wararkii ugu dambeeyay

Garoowe (Raxanreeb online) – Ilo amni ayaa xaqiijinaya in kooxda Daacish laba garab u kala jabtay, tan iyo intii ciidamada Puntland ka qabsadeen difaacii adkaa ee Turmasaale. Sidoo kale, Wararka ayaa intaas kudaraya in Taliskii guud ee mileeshiyaadka Daacish uu kala daatay, kaddib markii laga saaray Turmasaale, taasi oo sababtay in ay istiraatiijiyadda dagaalka isku...

France oo Denmark ku caawineysa si Mareykanka uga difaacato Jaziirada Greenland
Post

France oo Denmark ku caawineysa si Mareykanka uga difaacato Jaziirada Greenland

France (Raxanreeb online) – Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, ayaa marar badan ku celiyay in uu doonayo in Mareykanka lawareego Jaziiradda Greenland ee hoostagta Denmark, taas oo caro badan dhalisay si weyna uga soo horjeedo dowladda Denmark. Sidoo kale, Ciidamo badan oo katirsan milatariga Denmark ayaa la geeyay Jaziiradda Greenland, si ay uga hortagaan in...

Ra’iisul wasaaraha Talyaaniga oo baaritaan lagaliyay kaddib markii xabsi laga sii daayay sargaal ciidan
Post

Ra’iisul wasaaraha Talyaaniga oo baaritaan lagaliyay kaddib markii xabsi laga sii daayay sargaal ciidan

Roma (Raxanreeb online) – Ra’iisul wasaaraha dalka Talyaaniga Giorgia Meloni ayaa sheegtay in la geliyay baaritaan dhanka garsoorka ah kadib markii ay dowladeeda sii deysay sarkaal ka tirsan booliska Liibiya oo ay doon dooneysay maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada ee ICC. Sidoo kale, Osama Elmasry Njeem, oo loo yaqaan Osama Almasri Njeem, ayaa la sii...

Fighter Jets Join Somali Government’s Offensive in Hiiraan Region
Post

Fighter Jets Join Somali Government’s Offensive in Hiiraan Region

Fighter jets have reportedly joined the Somali government’s military offensive in the eastern part of Hiiraan region. The operation is part of a broader effort to eliminate Al-Shabaab militants from the areas they control. The offensive is being led by senior officials, who have vowed to drive Al-Shabaab out of the region. The involvement of...

Cali Cosoble oo weerar afka ah ku qaaday Xildhibaan Daahir Jeesow
Post

Cali Cosoble oo weerar afka ah ku qaaday Xildhibaan Daahir Jeesow

Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynihii hore ee maamulka HirShabelle Cali Cabdullaahi Cosoble, ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu heesto labo xasaanad, halka xildhibaannada kale ay heestaan hal xasaannad kaliya. Sidoo kale, Cali Cosoble, ayaa ka falcelliyay hadal uu sheegay Xildhibaan Jeesow oo ah...

Guddoomiyaha degmada Qandala oo ka warbixiyay duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Qandala
Post

Guddoomiyaha degmada Qandala oo ka warbixiyay duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Qandala

Qandala (Raxanreeb online) – Guddoomiyaha magaalada Qandala ee gobolka Bari, Axmed Yuusuf Maxamed (Khuurshe) ayaa markii u horraysay maanta ka warbixiyay duqeyn diyaaradeed oo fiidnimadii xalay ka dhacday degaanka Sixna ee degmada Qandala, taasi oo lagu beegsaday qoys dhan oo reer miyi ah. Sidoo kale, guddoomiye Axmed Khuurshe oo faahfaahin ka bixiyay dhacdadaasi ayaa sheegay...