Day: December 26, 2024

Home » Archives for December 26, 2024
Puntland oo ku dhawaaqday howlgal ka dhan Daacish iyo Argagixisada
Post

Puntland oo ku dhawaaqday howlgal ka dhan Daacish iyo Argagixisada

Garoowe (Raxanreb online) – Puntland ayaa goordhow ku dhawaaqday hawlgal militari oo aad u weyn oo loo bixiyay Hilaac, kaasoo deegaanada buuraleyda Puntland looga ciribtiraayo kooxaha Daacish iyo Shabaabka. Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mohamed Baarri Shire, ayaa maanta si rasmi ah u furay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Puntland ee (Hillaac), kaasi oo...

Afwerki oo Xasan Sheekh ku cambaareeyay wadahadaladii Ankara & Xasan oo ka safray Asmara
Post

Afwerki oo Xasan Sheekh ku cambaareeyay wadahadaladii Ankara & Xasan oo ka safray Asmara

Asmara (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh iyo wafdigii uu horkacayey ayaa soo gebagebeeyey safar labo cisho qaatay oo ay ku tageen magaalada asmara ee dalka Eritrea. Sidoo kale, madaxweyne Afwerki iyo Dhigiisa Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-hadallo ballaaran xalay fiidkii ku yeeshay Aqalka Madaxtooyada Asmara kuwaasoo ku saabsanaa sii xoojinta xiriirka laba geesoodka ah...

Ku dhowaad 80 Xildhibaano ah oo DF ku cambaareeyay xayiraada dhanka hawada ee Kismaayo
Post

Ku dhowaad 80 Xildhibaano ah oo DF ku cambaareeyay xayiraada dhanka hawada ee Kismaayo

Muqdisho (Raxanreeb online) – Ku dhowaad 80 Xildhibaan oo ka kala tirsan Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa madaxda dowladda federaalka ku cambaareeyay xayiraada dhanka socdaalka ee ay saartey degaaanada maamulka Jubaland. Sidoo kale, Xildhibaannadan ayaa war-saxaafadeedkooda ku sheegay in wax laga xumaado tahay in deegaan Soomaaliyeed lasaaro xayiraad dhanka hawada ah,...

Wasiir Fiqi oo beeninayaa sheegashada ah in Itoobiya loo ogolaaday marin Badda Cas
Post

Wasiir Fiqi oo beeninayaa sheegashada ah in Itoobiya loo ogolaaday marin Badda Cas

Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macallim Fiqi, ayaa beeniyay wararka sheegaya in Soomaaliya ay ogolaatay in Itoobiya loo fasaxo marin u helista Badda Cas, isaga oo ku tilmaamay wararkaasi kuwo aan sal lahayn. “Waxaan si cad u beeninayaa sheegashada ah in Itoobiya loo ogolaaday inay hesho marin Badda Cas. Wararkani waa...

Hoggaamiyaha maamulka Khaatumo oo kulamo laqaatay waxgaradka iyo haldoorka SSC
Post

Hoggaamiyaha maamulka Khaatumo oo kulamo laqaatay waxgaradka iyo haldoorka SSC

Laasscaanood (Raxanreeb online) – Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa kulan la tashi ah la yeeshay aqoonyahanadda iyo guud ahaan haldoorka Caasimadda. Sidoo kale, Kulankankan ayaa qayb ka ah kulamo isxiga oo Hoggaamiyuhu la yeelanayay hormuudka bulshada SSC-khaatumo, kaasoo lagu xusayo kacdoonkii buluugga ahaa ee dhalay Dawladnimada SSC-khaatumo. Dhanka kale, hoggaamiyaha ayaa ka warbixiyey...

Dibadbaxyo looga soo horjeedo DF oo ka dhacay Garoonka kubada cagta ee Kismaayo
Post

Dibadbaxyo looga soo horjeedo DF oo ka dhacay Garoonka kubada cagta ee Kismaayo

Kismaayo (Raxanreeb online) – Garoonka Kubada Cagta Waamo ee Magaalada Kismaayo waxaa ka socda maanta banaanbax weyn oo looga soo horjeedo faragelinta DF ay ku heyso Maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe. Sidoo kale, Madaxweyne ku xigeenka 2-aad ee dowladda Jubbaland  Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud iyo Qaar kamid ah labada Golle ee Dowlada Jubbaland...