Muqdisho (Raxanreeb online) – Allaha u naxariistee waxaa maanta dalka Turkiga ku geeriyooday Senator Maxamed Cali Yuusuf oo loo yaqaanay (Gaagaab), kaas oo kamid ahaa xubnaha Aqalka Sare ee laga soo doortay deegaannada maamulka Puntland. Sidoo kale, geerida senatorka ayaa timid kaddib markii, maalmihii lasoo dhaafay uu xaalad caafimaad ujoogay dalka Turkiga gaar ahaan isbitaal...
Day: December 3, 2024
Wasiirka Gaashaandhigga DF oo sheegay in Jubbaland qaadeyso mas’uuliyada isku dhac dhexmara labada ciidan ee isku hor fadhiya Raaskambooni
Muqdisho (Raxanreeb online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday maanta in aysan marnaba weerar ku eheen maamulka Jubbaland, islamarkaana ay ciidamada u geysay Gedo si ay ula dagaalamaan kooxda Al-Shabaab. Sidoo Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Jubbaland ay siyaasadeyso ciidamada xoogga dalka, isagoo sheegay in sawir...
QM oo shaaca ka qaaday in 39 qof ay ku dhinteen dagaal beeleedyadii u dambeeyay ee ka dhacay Soomaaliya.
Gedo (Raxanreeb online) – Muranka dhulka: 39 oo lagu dilay dagaal beeleedyo ka dhacay Soomaaliya 2 bilood gudahood – QMXafiiska isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay, OCHA, ayaa shaaca ka qaaday in 39 qof ay ku dhinteen dagaal beeleedyadii u dambeeyay ee ka dhacay Soomaaliya labadii bilood ee la soo dhaafay. OCHA waxa ay...
145 Muwaadiniin Somali Ah Oo Ka Soo Laabtay Dalka Yemen oo Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Berbera.
Berbera (Raxanreeb online) – 145-qof oo Soomaali ah ayaa maanta dib ugu laabtay dalkooda, kuwaasoo ka yimid dalka Yemen, kuwaasoo Axaddii kasoo dagay dekedda magaalada Berbera. Dadka soo laabtay ayaa waxaa qaabilay maamulada deegaanka iyo wakiilo ka socday hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR. Markii ay yimaadeen, dadka soo laabtay waxaa loo wareejiyay...
Heshiis xabad joojoojin oo la kala dhaxdhigay beelo ku dagaalamay xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.
Hiiraan (Raxanreeb online) – Xiisad colaadeed oo u dhaxeysay labo beelood oo Soomaaliyeed ayaa ku soo idlaatay xabad joojin aan taagneyn oo ay garwadeen ka ahaayeen maamulka deegaanka, taasi oo rajo ka muujisay beelihii ay colaaduhu halakeeyeen. Beelaha Xawaadle iyo Abgaal oo maleeshiyaadkooda ku dagaalameen khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo ka dhacay xuduudka Hiiraan...
Kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday Guddoomiye ku xigeenka dhanka Arrimaha Bulshada ee degmada Hiliwaa.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Kooxo hubeysan oo aan heybtooda la garan ayaa lagu soo waramayaa in ay degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir ku weerareen Guddoomiye ku xigeenka dhanka Arrimaha Bulshada ee degmadas Guure Maxamed Xirsi Weerarkan ayaa sidoo kale lagu dilay nin dhalinyaro ah oo ka mid ahaa dadka ganacsatada ah sida ay wararku sheegayaan....