Muqdisho (Raxanreeb online) – Warsaxaafadeed ay soo saareen madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka, Xasan Cali Khayre iyo xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdirashakuur Warsame ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo doorashooyinka. Sidoo kale, siyaasiyiintan mucaaradka ah ayaa si weyn uga horyimid qorshaha madaxweyne Xasan Sheekh...