Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa digniin culus u diray Itoobiya, wuxuuna caddeeyay in ciidamadeeda loo magacaabi doono “ciidanka qabsada” haddii ay Soomaaliya sii joogaan wixii ka dambeeya Diseembar 2024 oo aan ka bixin heshiiska is-afgaradka (MoU) ee muranku ka taagan yahay ee ay ku lug leedahay Somaliland. Wasiir Nuur...
Month: December 2024
Wasiirka Ammniga Jubbaland oo ka hadlyay imaanshihiisa Gedo iyo arrimo badan oo xasaasi ah
Gedo (Raxanreeb online) – Wasiirka amniga ee maamulka Jubbaland, Jeneraal Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal) oo ku sugan magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo oo goor sii horeysay lahadlay warbaahinta ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xiisadda siyaasadeed ee u dhexeyso dowladda federaalka iyo maamul Jubbaland. Wasiir Yuusuf Dhuumaal ayaa ugu horeyntii ka hadlay wararka sheegaya inuu...
CC Shakuur Sheekh Shariif & Kheyre oo soo saaray war culus
Muqdisho (Raxanreeb online) – Warsaxaafadeed ay soo saareen madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka, Xasan Cali Khayre iyo xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdirashakuur Warsame ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo doorashooyinka. Sidoo kale, siyaasiyiintan mucaaradka ah ayaa si weyn uga horyimid qorshaha madaxweyne Xasan Sheekh...
Ceerigaabo: War Deg Deg Ah
Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Sanaag ee Maamulka Somaliland, Jaamac Maxamuud Warsame, oo kasoo jeeda SSC Khaatumo, ayaa si rasmi ah uga goostay Somaliland, isaga oo ku biiray SSC Khaatumo. Guddoomiyaha ayaa lasoo goostay tikniko iyo gaadiid kale, wuxuuna wareysi uu siiyay Warbaahinta ku sheegay in uu dadkiisa la dareen noqday, una dulqaadan waayay dulmiga ay malayshiyaadka...
Senator katirsanaa aqalka sare oo ku geeriyooday gudaha dalka Turkiga
Muqdisho (Raxanreeb online) – Allaha u naxariistee waxaa maanta dalka Turkiga ku geeriyooday Senator Maxamed Cali Yuusuf oo loo yaqaanay (Gaagaab), kaas oo kamid ahaa xubnaha Aqalka Sare ee laga soo doortay deegaannada maamulka Puntland. Sidoo kale, geerida senatorka ayaa timid kaddib markii, maalmihii lasoo dhaafay uu xaalad caafimaad ujoogay dalka Turkiga gaar ahaan isbitaal...
Wasiirka Gaashaandhigga DF oo sheegay in Jubbaland qaadeyso mas’uuliyada isku dhac dhexmara labada ciidan ee isku hor fadhiya Raaskambooni
Muqdisho (Raxanreeb online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday maanta in aysan marnaba weerar ku eheen maamulka Jubbaland, islamarkaana ay ciidamada u geysay Gedo si ay ula dagaalamaan kooxda Al-Shabaab. Sidoo Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Jubbaland ay siyaasadeyso ciidamada xoogga dalka, isagoo sheegay in sawir...
QM oo shaaca ka qaaday in 39 qof ay ku dhinteen dagaal beeleedyadii u dambeeyay ee ka dhacay Soomaaliya.
Gedo (Raxanreeb online) – Muranka dhulka: 39 oo lagu dilay dagaal beeleedyo ka dhacay Soomaaliya 2 bilood gudahood – QMXafiiska isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay, OCHA, ayaa shaaca ka qaaday in 39 qof ay ku dhinteen dagaal beeleedyadii u dambeeyay ee ka dhacay Soomaaliya labadii bilood ee la soo dhaafay. OCHA waxa ay...
145 Muwaadiniin Somali Ah Oo Ka Soo Laabtay Dalka Yemen oo Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Berbera.
Berbera (Raxanreeb online) – 145-qof oo Soomaali ah ayaa maanta dib ugu laabtay dalkooda, kuwaasoo ka yimid dalka Yemen, kuwaasoo Axaddii kasoo dagay dekedda magaalada Berbera. Dadka soo laabtay ayaa waxaa qaabilay maamulada deegaanka iyo wakiilo ka socday hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR. Markii ay yimaadeen, dadka soo laabtay waxaa loo wareejiyay...
Heshiis xabad joojoojin oo la kala dhaxdhigay beelo ku dagaalamay xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.
Hiiraan (Raxanreeb online) – Xiisad colaadeed oo u dhaxeysay labo beelood oo Soomaaliyeed ayaa ku soo idlaatay xabad joojin aan taagneyn oo ay garwadeen ka ahaayeen maamulka deegaanka, taasi oo rajo ka muujisay beelihii ay colaaduhu halakeeyeen. Beelaha Xawaadle iyo Abgaal oo maleeshiyaadkooda ku dagaalameen khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo ka dhacay xuduudka Hiiraan...
Kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday Guddoomiye ku xigeenka dhanka Arrimaha Bulshada ee degmada Hiliwaa.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Kooxo hubeysan oo aan heybtooda la garan ayaa lagu soo waramayaa in ay degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir ku weerareen Guddoomiye ku xigeenka dhanka Arrimaha Bulshada ee degmadas Guure Maxamed Xirsi Weerarkan ayaa sidoo kale lagu dilay nin dhalinyaro ah oo ka mid ahaa dadka ganacsatada ah sida ay wararku sheegayaan....









