President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, has arrived in Kismayo, the interim capital of the Jubaland State. He was warmly received by Ahmed Mohamed Islam (Ahmed Madobe), the President of the Jubaland State. The presidential delegation was escorted to the State House in Kismayo, where President Hassan Sheikh Mohamud held talks...
Day: October 5, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wefdi uu hoggaaminayo oo goordhaw gaaray magaalada Kismaayo
Kismaayo ( Raxanreeb Online) Wefdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa goordhaw gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah maamulka Jubbaland. Garoonka diyaaradaha ee Sayid Cabdulle Xasan, waxaa madaxweynaha iyo wefdigiisa ku soo dhoweeyay hoggaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo mas’uuliyiin kale oo katirsan Jubbaland. Wefdiga madaxweynaha, waxaa qeyb ka...
Somali Forces Eliminate Seven Al-Shabaab Militants After Attack on NISA Facility
Mogadishu (Raxanreeb Online) — The Somali government has confirmed that its security forces have successfully ended an armed assault by Al-Shabaab militants on the National Intelligence and Security Agency (NISA) detention facility, widely known as Godka Jilacow, in Mogadishu. According to a statement from the Ministry of Internal Security, the attack, which began with a...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ku wajahan magaalada Kismaayo
Kismaayo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socda ee maanta uu gaaro magaalada Kismaayo, halkaas oo uu wadahadal kula yeelanayo madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe. Waxaa hadda magaalada Kismaayo ka socota qabanqaabada soo dhaweynta Madaxweyne Xasan Sheekh, iyadoo shalay galinkii dambe ay magaaladaas gaareen ilaalada...
Qaar kamid ah waddooyinka Muqdisho oo maanta xiran
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ciidamada ammaanka ayaa maanta xiran qaar kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, kaddib weerarkii shalay ka dhacay xarunta hay’adda nabad sugida ee Godka Jilacow ee magaalada Muqdisho. Ilo wareedyo ayaa inoo sheegay in sababta loo xiray waddooyinka ay tahay in ciidamadu ay xakameyaan dhaq dhaqaaqa gadiidka, si ay u xoojiyaan amniga. Isgoosyada...
Qaramada Midoobay oo bisha soo socota jareysa gargaar muhiim u ahaa dadka nugul ee Soomaaliyeed
New York ( Raxanreeb Online) Hay’adda Qaramada Midoobay ee Cunnada Adduunka ayaa ku dhawaaqday inay jarayso kaalmooyinka cunnada ee boqollaal kun oo qof oo ku sugan Soomaaliya, halkaas oo malaayiin qof ay la tacaalayaan saameyn ba’an oo ka dhalatay isbedelka cimilada iyo heerar daran oo gaajo ah, sida ay ku warrantay wakaaalada warrarka ee AP....
Weerarkii Godka Jilacow oo lasoo afjaray iyo dowladda oo ka hadashay
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay si buuxda u soo afjartay weerarkii dabley hubeysan oo katirsan Al-shabaab ay shalay ku qadeen xarunta nabad sugida ee Godka Jilacow, isla markaana la dilay dhammaan xubnihii weerarka soo qaaday. Bayaan kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in ciidamada ammaanka ay si degdeg ah uga...




