Day: October 11, 2025

Home » Archives for October 11, 2025
Somali Parliament Approves Independent Human Rights Commission amid Concerns from Rights Groups
Post

Somali Parliament Approves Independent Human Rights Commission amid Concerns from Rights Groups

The House of the People of the Federal Parliament of Somalia has officially approved the formation of the Independent National Human Rights Commission, marking a major step forward in strengthening Somalia’s human rights framework. Out of all members present, 142 Members of Parliament voted in favour, while one MP abstained, according to the Speaker of...

Yahuuda oo isu diyaarineysa sii deynta maxaabiista Falastiiniyiinta
Post

Yahuuda oo isu diyaarineysa sii deynta maxaabiista Falastiiniyiinta

Falastiin ( Raxanreeb Online) Waaxda xabsiga Israa’iil ayaa billowday wareejinta maxaabiista Falastiiniyiinta ee la filayo in lagu sii daayo heshiiska Xamaas habeenkii Jimcaha, taasoo qayb ka ah fulinta qodobbada heshiiska is dhaafsiga ee soo socda. Warbaahinta Israa’iil ayaa sheegtay in dadka loo gudbiyay xabsiga Ketziot loo musaafurin doono Marinka Qasa ama dalal ay ka mid...

Taliska ciidanka xoogga oo digniin kasoo saaray isticmaalka caalamadaha iyo astaamaha ciidamada
Post

Taliska ciidanka xoogga oo digniin kasoo saaray isticmaalka caalamadaha iyo astaamaha ciidamada

Muqdisho ( Raxanreeb Online) War-saxaafadeed kasoo baxay taliska ciidanka xoogga dalka, ayaa digniin adag looga soo saaray isticmaalka Calaamadaha, gaadiidka iyo waxyaabaha u gaarka ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, si loo xoojiyo amniga guud ee dalka. Taliska ayaa si gaar ah ugu dhigay dadka ku howlan isticmaalka ama xiran caalamadaha daroojinka iyo agabka kale ee...

Golaha shacabka oo u codeeyey guddiga madaxbanaan ee xuquuqul Insaanka
Post

Golaha shacabka oo u codeeyey guddiga madaxbanaan ee xuquuqul Insaanka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xildhibaanad Baarlamaanka golaha shacabka ee Soomaaliya, oo maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, ayaa ansixiyay guddiga madaxbanaan ee xuquuqul insaanka oo ay horgeeysay wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka ee xukuumadda Soomaaliya. Dood dheer kaddib xildhibaanada ayaa cod gacan taag ah ku ansixiyay 142 mudan ayaa...

Maamulka Jubbaland iyo Qaramada Midoobay oo kawada hadlay xaalada gobolka Gedo
Post

Maamulka Jubbaland iyo Qaramada Midoobay oo kawada hadlay xaalada gobolka Gedo

Gedo ( Raxanreeb Online) Maxamuud Sayid Aadan madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland, ayaa si kulul u weeraray dowladda federaalka Soomaaliya, isaga oo ku eedeeyay in ay wado qorsho hali gelin kara, amniga iyo adeegyada bulshada ee gobolka. Madaxweyne ku-xigeenka, oo kulan fogaan arag ah la yeeshay mas’uuliyiin katirsan xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ayaa ugu warbixiyay...

Pakistan oo lagu eedeeyay in ay duqeysay caasimada Afqanistan ee Kabul
Post

Pakistan oo lagu eedeeyay in ay duqeysay caasimada Afqanistan ee Kabul

Kabul ( Raxanreeb Online) Wasaaradda Difaaca ee Afgaanistaan ​​ayaa Pakistan ku eedeysay in ay ku soo xadgudubtay hawadeeda, islamarkaana ay duqeymo cirka ah ka geysatay labo goob oo ay ku jirto Kabul. War qoraal ah oo ay soo saartay wasaaradda gaashaandhigga Afghanistan oo lagu daabacay barta bulshada ee ‘X’ ayaa lagu sheegay in Pakistan ay...