Day: October 20, 2025

Home » Archives for October 20, 2025
Somalia and Egypt Strengthen Security Cooperation Against Al-Shabaab
Post

Somalia and Egypt Strengthen Security Cooperation Against Al-Shabaab

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of Somalia, Abdisalam Omer Dhaye, held a meeting with his Egyptian counterpart, Sameh Shoukry Abdelatty, to discuss bilateral relations and regional security cooperation. The talks focused particularly on Egypt’s participation in the upcoming AUSSOM peace support mission, which aims to bolster ongoing efforts to restore peace and...

Dabageed oo Guudlaawe uga adkaaday Magacaabista Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan
Post

Dabageed oo Guudlaawe uga adkaaday Magacaabista Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan

Jowhar (Raxanreeb Online) Madaxweyne ku Xigeenka Hir-shabdelle Yuusuf Axmed  hagar  (Dabageed) iyo Gudoomiyahii Hore Gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye ayaa isku Qabsaday dhaqaalaha Kasoo Xaroodo Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif,Taasi Oo Sababtay in Ugu Dambeeyn Xilkiisa uu ku Waayo Gudoomiye Muuse. Yuusuf Dabageed oo ah Madaxweyne ku xigeenka Hir-shabeelle ayaa markii ugu horeysay cali Guudlaawe kaga...

RW Xamsa oo kulan xasaasi ah la yeeshay wakiilka midowga Yurub u qaabilsan geeska Afrika
Post

RW Xamsa oo kulan xasaasi ah la yeeshay wakiilka midowga Yurub u qaabilsan geeska Afrika

Qaahira (Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, oo ku sugan dalka Masar, ayaa la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika, Dr. Annette Weber, waxaana kulanka looga hadlay xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah, taageerada amniga, iyo horumarka laga gaaray dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa intii...

President Firdhiye Names New Cabinet to Boost Service Delivery
Post

President Firdhiye Names New Cabinet to Boost Service Delivery

President Firdhiye Appoints New Cabinet for Northeastern Somalia Administration The President of the Northeastern Somalia Administration, Cabdulqaadir Ahmed Aw Cali (Firdhiye), has announced the appointment of a new Council of Ministers tasked with facilitating the implementation of the administration’s priorities and improving public service delivery. According to Article 72 of the Northeastern Somalia Administration’s Provisional...

Ciidanka badda ee Talyaaniga oo badbaadiyay doon tahriibayaal waday oo degtay
Post

Ciidanka badda ee Talyaaniga oo badbaadiyay doon tahriibayaal waday oo degtay

Talyaaniga ( Raxanreeb Online( Ciidanka Ilaalada Xeebaha dalka Talyaaniga ayaa sheegay in 2 ku qof dhinteen, ilaa 91 qof oo kalena la soo badbaadiyey kadib markii dooni siday tahriibayaal isugu jira Soomaali, Pakistaniyiin iyo Eratariyaan ay ku xumaaday meel u dhaw Jasiirada Laambaduusa ee badweynta Mediterraneanka. Warkan ka soo baxay Talyaaniga ayaa lagu sheegay in...

Golaha wasiirrada cusub ee maamulka Waqooyi Bari oo lagu dhawaaqay ( Akhriso magacyada)
Post

Golaha wasiirrada cusub ee maamulka Waqooyi Bari oo lagu dhawaaqay ( Akhriso magacyada)

Laascaanood ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya Cabdiqaadir Axmed Aw-cali ( Firdhiye), ayaa xalay ku dhawaaqay golaha wasiirada ee xukuumadiisaa, kaddib markii la dhisay maamulka cusub, loona doortay madaxweyne. Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweynaha, ayaa lagu sheegay in tallaabadan uu qaaday madaxweynaha, kaddib marka uu dareemay culuska howlaha dowladda horyaala, baahinta...

Abaabulka howlgallo ka dhan kooxda AS oo ka socda gobolka Hiiraan
Post

Abaabulka howlgallo ka dhan kooxda AS oo ka socda gobolka Hiiraan

Baladweyne ( Raxanreeb Online) Wararka anu ka heleyno gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in ciidanka deegaanka ee Macawiisleey ay bilaabeen abaabulka howlgallo ka dhan Al-shabaab, iyo sidii looga saari lahaa deegaanada ay kaga sugan yihiin gobolkaasi. Afhayeenka maamulka gobolka Hiiraan Liibaan Cumar Xasan, ayaa sheegay in ay bilaawdeen howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab, isaga oo hoosta...

Lugatoor oo kulan gaar ah la qaatay mas’uuliyiinta gobolka Mudug
Post

Lugatoor oo kulan gaar ah la qaatay mas’uuliyiinta gobolka Mudug

Garoowe ( Raxanreeb Online) Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay mas’uuliyiinta maamulka gobolka Mudug, kuwaas oo maalin ka hor looga yeeray madaxtooyada Garowe. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda gobolka Mudug ee dhinacyada amniga, la dagaalanka maandooriyaha iyo dib-u-heshiisiinta beelaha, si xal waara loogu helo dilalka beelaysan ee...