Month: October 2025

Danab Commandos Strike Al-Shabaab Hideouts in Lower Juba Operation
Post

Danab Commandos Strike Al-Shabaab Hideouts in Lower Juba Operation

Kismayo – Somali government forces, in collaboration with Jubaland State troops, have conducted a joint military operation along the banks of the Jubba River in Lower Juba region. The mission, led by the Somali National Army’s elite Danab Commandos from the 162nd Battalion, targeted Al-Shabaab hideouts and key supply routes used by the militant group....

NIRA oo shaacisay in waqti dhow lacag laga dhigi doono qaadashada Kaarka aqoonsiga Qaranka
Post

NIRA oo shaacisay in waqti dhow lacag laga dhigi doono qaadashada Kaarka aqoonsiga Qaranka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Hay’adda diwaan gelinta iyo aqoonsiga Qaranka ee NIRA, ayaa shaacisay in wixii ka dambeeyay 31-ka bishan Oktoobar ee sannadkan 2025, qaadashada Kaarka aqoonsiga Qaranka uu lacag noqon doono. Hay’adda NIRA, ayaa qoraal ay baahisay ku sheegtay in wixii ka horeeya 31-ka bishan, ay muwaadiniinta fursad u heystaan in helaan qaadashada Kaarka...

Ciidanka kumaandooska Danab oo howlgal culus ka fuliyay Jubadda Hoose
Post

Ciidanka kumaandooska Danab oo howlgal culus ka fuliyay Jubadda Hoose

Kismaayo (Raxanreeb Online) Ciidamada Dowladda Jubaland, iyo Ciidanka Kumaandooska Danab ee Ururka 162-aad ayaa si wadajir ah u fuliyay howlgal qorshaysan, kaas oo ka dhacay deegaannada ku teedsan jiinka Wabiga Jubba ee gobolka Jubbada Hoose. Howlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday fariisimo iyo marinno ay isticmaali jireen kooxda Al-shabaab. Ciidamadu waxay ku guuleysteen inay xaqiijiyaan amniga, adkeeyaan...

Dowladda Talyaaniga oo Somalia ka taageereysa dagaalka kooxaha Argagixisada
Post

Dowladda Talyaaniga oo Somalia ka taageereysa dagaalka kooxaha Argagixisada

Roma ( Raxanreeb Online) Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga, ayaa magaalada Rome ee caasimada dlka Talyaaniga, kula kulmay dhiggiisa Talyaaniga, Mudane Guido Crosetto. Kulanka labada Wasiir ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada difaaca, amniga badda, dhismaha iyo tayeynta ciidanka...

Trump oo cadeeyey inuu joojin karo dagaalka Afgaanistaan & Pakistan
Post

Trump oo cadeeyey inuu joojin karo dagaalka Afgaanistaan & Pakistan

New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in khilaafka Pakistan iyo Afgaanistaan ​​ee imika taagan yhay, balse “haddii aan ay noqoto inaan xalliyo dhibaatadan, si fudud ayaan u xallin lahaa.” Isagoo la hadlayay suxufiyiinta Jimcihii, wuxuu sheegay in sidoo kale ay tahay in ay isaga u taallo maamulka Mareykanka, laakiin “runtii...

Puntland oo wada qorsho ay kaga hortageyso aanooyinka qabiil
Post

Puntland oo wada qorsho ay kaga hortageyso aanooyinka qabiil

Gaalkacyo ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Faysal Sheekh Cali Jifo-jabsade ayaa sheegay in ay dhowaan qaadi doonaan tallaabo adag oo ka dhanka ah aanooyinka qabiilka. Guddoomiye Jifo-jabsade ayaa tilmaamay in dowladda Puntland ay qorshe ka dejisay aanooyinka qabiilka, kaas oo ah in ciidamo tababaran la keeno gobolka, si ay wax uga qabtaan...

Deni oo qorsheynaya inuu xilalka ka qaado wasiiro muhiim u ah xukuumadiisa
Post

Deni oo qorsheynaya inuu xilalka ka qaado wasiiro muhiim u ah xukuumadiisa

Boosaaso ( Raxanreeb Online) Madaxweynha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhawaan qorsheynaya isku shaandheyn ay xilalka ku waayi doonaan xubno ka tirsan golaha wasiirada Puntland, sida ay ilo wareedyo inoo xaqiijiyeen. Wararka ayaa intaas ku daraya in wasiirada arrimaha gudaha iyo deegaanka, Cabdi Faarax Siciid (Juxaa) iyo Maxamed Cabdiraxmaan Faroole oo ka soo wada jeeda...

Maxey kawada hadleyn Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed & Safiirka Itoobiya u fadhiya Somalia ?
Post

Maxey kawada hadleyn Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed & Safiirka Itoobiya u fadhiya Somalia ?

Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Laftagareen ayaa  kulan gaar ah kula qaatay  Magaalada Muqdisho Safiirka Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Amp Sulaiman Dadafo. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iskaashiga Dowlada Koonfur Galbeed iyo Dowladda Itoobiya Dhinacyada Amniga, Ganacsiga iyo isdhexgalka bulshada ee labada Dowladood. Madaxweyne Lafta-gareen ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay geerida hoggaamiyihii mucaaradka Kenya Raila Odinga
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay geerida hoggaamiyihii mucaaradka Kenya Raila Odinga

Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga tacsiyeeyey Dowladda iyo shacabka dalka Kenya, geerida ku timid Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalkaas Raila Odinga. Madaxweynaha ayaa tilmaamay doorkii wanaagsanaa ee Raila uu ku lahaa dimuqraadiyadda, nabadda iyo xasilloonida gobolka, isaga oo xusay in uu khibrad weyn u lahaa xalinta khilaafyada iyo ilaalinta wadajirka...

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Baladweyne
Post

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Baladweyne

Baladweyne (Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax khasaaro geystay oo maanta ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Qaraxan ayaa si gaar ah uga ka dhacay maqaaxi oo ku taalla xaafada Buundoweyn, laanta isbartiibo, waxaana fariisan jiray inta badan ciidamo katirsan dowladda iyo ciidanka deegaanka ee Macawiisleey. Inta la xaqiijiyay...