New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa bulshada ee Truth Social ku sheegay inuu qaadayo tallaabo milatari haddii dalkan ku yaalla Afrika uusan samayn waxyaabaha uu u soo jeediyey. Trump ayaa sheegay in uu ku amray Pentagon-ka in ay u diyaar garoobaan tallaabo suurtagal ah, isaga oo...
Day: November 2, 2025
DF Somalia oo u hanjabtay diyaarada Fly Dubia oo jibisay amarkii dowladda ee ahaa E-Visa
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dawladda federaalka Somaliya ayaa hanjabaad culus udirtay Shirkada Diyaaradaha Fly Dubai oo Shalay magaalada Hargeysa ka dagtay ayadoo rakaabka ay qaatay aanan weydiin E-Visa. Dowladda ayaa sheegtay in Shirkada Fly Dubai ay lakulmi doonto ganaax lacageed iyo in guud ahaan la mamnuuco doono hawada Soomaaliya. Sidoo kale dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa...
Maxey kawada hadleyn wasiir dowlaha Gaashaandhigga ee XFS iyo safiirka Qatar ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta kulan la yeeshay Safiir-ku-xigeenka Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cawaad Al-Shamari. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal, gaar ahaan dhinacyada iskaashiga amniga, tababarka ciidamada iyo taageerada Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya...
Maxkamadda ciidamada Jubbaland oo xukun ku riday askari horay dil u geystay
Kismaayo ( Raxanreeb Online) Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Jubbaland ayaa maanta u fariisatay ku dhawaaqista kiis uu eedeysane ka ahaa Cabdiqaadir Maxamuud Xasan, oo ka tirsanaa hay’adda Nabadsugidda Jubbaland, kaas oo lagu eedeeyay dilka Aadan Maxamed Madey. Kiiskan ay maxkamadda u fariisatay labo mar oo hore fadhiguu u dambeeyay ee maanta maxkamadda ayaa soo...
Askari katirsan ciidanka dowladda oo wiil dhallinyaro ah ku dilay Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya askari katirsan ciidanka dowladda oo barqanimadii maanta wiil dhallinyaro ah ku dilay xaafada Ceelqalow ee degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed Cali Cabdullaahi, waxa uu ahaa 17 jir, dugsi qur’aan kabiir ka ah. Ehellada wiilka la...
Dagaal beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Galgaduud
Dhuusamareeb ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay deegaanka Guudoole oo ku yaalla gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Inta la xaqiijiyay waxaa dagaalka ku dhintay 4 ruux, halka ay dhaawacyaduna ay yihiin 9 ruux oo isugu jira dad rayid ah iyo maleeshiyaadkii dagaalamayay....
Weerarrada mindiyaha loo adeegsaday ee UK oo kordhay
UK ( Raxanreeb Online) Dambiyada mindiyada loo adeegsado ee dhacaya UK, ayaa “si joogto ah” u kordhay tan iyo 2011, sida ay sheegayaan tirakoobka dowladda. Arrintan ayaa noqotay mid aad u muuqata, sidaas darteed Sir Keir Starmer ayaa ku tilmaamay “qalalaase qaran”. Lixdan kun oo mindi ayey qabteen boolisku iyada oo qayb ka ah dadaal...
Booliska Waqooyi-Bari oo Gacanta Ku Dhigay rag Ku Eedeysan Ka Ganacsiga Maandooriyaha…
Laascaanood (raxanreeb Online) Ciidamada Booliska Waqooyi-Bari Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay labo eedeysane oo lagu soo qabtay iyagoo ku hawlanaayeen ka ganacsiga maandooriyaha khamriga gudaha magaalada Laascaanood. Eedeysanayaasha la qabtay ayaa lagu kala magacaabaa:Cabdixaafid Aadan Cabdi, ina Faadumo Cismaan Bucul, da’diisuna tahay 24 jir iyoAxmed Jaamac Ibraahim, ina Sahra Xasan Cismaan, da’diisuna tahay 27 jir....







