Day: November 4, 2025

Home » Archives for November 4, 2025
Armed Group Attempts Attack on Commercial Vessel off Coast of Mogadishu
Post

Armed Group Attempts Attack on Commercial Vessel off Coast of Mogadishu

An armed group attempted to attack a commercial vessel sailing off the coast of Mogadishu, firing shots at the ship as they tried to board it, according to a report published by Reuters. The incident occurred on Monday morning approximately 534 kilometres (332 nautical miles) east of Mogadishu, when four unidentified individuals approached the vessel...

RW Xamse “Waa in wax laga beddelo qaabka Internet-ka looga isticmaalo Soomaaliya “
Post

RW Xamse “Waa in wax laga beddelo qaabka Internet-ka looga isticmaalo Soomaaliya “

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in Soomaaliya looga baahan yahay in ay la jaanqaaddo dalalka kale ee caalamka, kuwaas oo nidaam iyo sharci cad u dejiyey isticmaalka Internet-ka, si looga hortago xadgudubyada iyo falalka ka baxsan anshaxa dijitaalka ah. “Dalalka dunida Internet-ka waa la nidaamiyey, iskama isticmaali karaan, waxaa loo...

Ganacsigii iyo isku socodkii gaadiidka deegaanada Hir-shabeelle oo istaagay
Post

Ganacsigii iyo isku socodkii gaadiidka deegaanada Hir-shabeelle oo istaagay

Jowhar (Raxanreeb Online) Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hir-shabeelle,  waxaa maalintii labaad hakad ku yimid isku socodka gaadiidkii ka dhex shaqeeynayay gudaha magaalada iyo kuwa goballada aadayay sida magaalada Muqdisho. Sidoo kale qeybo ka mid ah ganacsiga magaalada ayaa xiran maadama aysan safar magaalada looga baxayo ama lagu soo galaya. Arrintan ayaa ka dambeysay kaddib...

Shir u dhaxeeya dowladda federaalka iyo Midowga Yurub oo ka furmay Muqdisho
Post

Shir u dhaxeeya dowladda federaalka iyo Midowga Yurub oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Magaalada Muqdisho waxaa maanta laga daah furay wajiga labaad ee kulanka Guddiga Hagidda Mashruuca SJGAP, kaasi oo ka qeyb galeen wasiirrada Gaashaandhigga, Amniga gudaha, Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale. Mashruuca SJGAP oo uu maalgeliyo Midowga Yurub, ayaa taageera Wasaaradaha Gaashaandhigga, Amniga Gudaha iyo Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, si...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay caleema-sarka madaxweynaha cusub ee Tanzaia
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay caleema-sarka madaxweynaha cusub ee Tanzaia

Dodoma (Raxanreeb Online) Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Dodoma ee caasamidda dalka Tanzaniya, ayaa ka qaybgalay caleema-saarka Madaxwaynaha dib loo doortay ee dalkaasi, Marwo Samia Suluhu Hassan. Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa qayb ka ahaa Madax kala duwan oo heer gobol ah, kuwaasi oo lagu casuumay ka qayb galka Munaasabadda caleema-saarka madaxweynaha...