Day: November 5, 2025

Home » Archives for November 5, 2025
Somali Defence Minister: 800 Al-Shabaab and ISIS Fighters Killed in One Year
Post

Somali Defence Minister: 800 Al-Shabaab and ISIS Fighters Killed in One Year

Mogadishu (Raxanreeb Online) — The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, Ahmed Macalin Fiqi, has revealed that over the past year alone, 800 fighters from Al-Shabaab and Daesh — including 50 senior commanders — have been killed in military operations. The Defence Minister made the remarks during a session in the Upper...

DF Somalia oo sheegtay in ay dishay 800 dagaalame oo…
Post

DF Somalia oo sheegtay in ay dishay 800 dagaalame oo…

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa sheegay in sannadkii ugu dambeeyay dagaalkii lala galay Al-shabaab iyo Daacish, lagu dilay 800 dagaalame oo ay ku jiraan 50 horjogayaal ah. Hadalkan ayuu wasiirka Gaashaandhigga ka sheegay kulanka golaha aqalka sare oo maanta su’aalo lagu weydiinayay. Wasiir Fiqi, ayaa shaaca...

Ku dhowaad 10 qof oo ku dhintay diyaarad ku burburtay Mareykanka
Post

Ku dhowaad 10 qof oo ku dhintay diyaarad ku burburtay Mareykanka

Kentrukly ( Raxanreeb Online) Dab xooggan ayaa ka holcaya gobolka Kentucky ee dalka Mareykanka kadib markii diyaarad xamuul ah ay ku burburtay garoonka diyaaradaha ee Louisville ee gobolka Kentucky fiidnimadii Talaadada, sida uu sheegay guddoomiyaha gobolkaasi. Ugu yaraan 7 qof ayaa lagu soo waramayaa in ay dhinteen. Muuqaallo laga soo duubay goobta ayaa muujinaya holac...