Day: November 6, 2025

Home » Archives for November 6, 2025
Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ee golaha shacabka
Post

Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ee golaha shacabka

Muqdisho (Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliso Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada oo ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulanka furay ayaa...

Tartanka kubadda Cagta degmooyinka gobolka Banaadir oo maanta lasoo gabagabeyn doono Muqdisho
Post

Tartanka kubadda Cagta degmooyinka gobolka Banaadir oo maanta lasoo gabagabeyn doono Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa galabta garoonka Stadium Muqdisho, ka dhici doona ciyaarta kama dambeysta ah ee u dhaxeeysa degmooyinka Howlwadaag iyo Warshiikh oo ka kala tirsan gobolka Banaadir iyo gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciyaartan ayaa ah kulankii ugu dambeeyey ee tartanka degmooyinka gobolka Banaadir, oo muddooyinkii dambe si habsami leh u socday magaalada Muqdisho. Kulankan...

Midowga Yurub oo Markab dagaal u soo diray xeebaha Soomaaliya
Post

Midowga Yurub oo Markab dagaal u soo diray xeebaha Soomaaliya

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Midowga Yurub ayaa xeebaha Soomaaliya u soo diray Markab dagaal oo katirsan howlgalla la dagaallanka burcad badeeda ee howlgalka Atlanta. Ujeedka Markab dagaalka ee loogu soo diray xeebaha Soomaaliya ayaa ah mid amniga lagu xoojinayo, kaddib markii dhowaan kooxo burcad badeed ah ay weerareen markab ganacsi oo marayay xeebaha magaalada Muqdisho....

Soomaaliya iyo Ciraaq oo kawada hadlay xaalada amniga iyo dagaalka AS
Post

Soomaaliya iyo Ciraaq oo kawada hadlay xaalada amniga iyo dagaalka AS

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay wafdi ka socda Dowladda Ciraaq, kuwaas oo dalka u yimid sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo xiriirka labada dal ee walaalaha ah. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray adkeynta iskaashiga dhinacyada amniga iyo la dagaallanka argagixisada, iyo sidoo kale horumarinta maalgashiga gaar...