Muqdisho (Raxanreeb Online) Ciidamo badeed katirsan midowga Yurub ayaa badbaadiyay Markab shidaal siday oo lagu magacaabo Halles Aphordite, kaasii oo ay weerareen kooxo burcad badeed ah xili uu marayay meel u dhow xeebaha Soomaaliya. Wararka ayaa tilmaamaya in 24 shaqaale oo Markabka saarnaa ay bad qabaan kaddib markii ay isku xireen qol amni oo ku...

