Day: November 9, 2025

Home » Archives for November 9, 2025
Dhacdooyin argagax leh oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose
Post

Dhacdooyin argagax leh oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

Wanlaweyn ( Raxanreeb Online) Maleeshiyaad hubaysan ayaa maanta dab qabad siiyay tuulada Gareeri oo hoos timaada degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose. Weerarka ayaa la sheegay in ay ku dhinteen hooyo iyo afar carruur ah oo ay dhashay, iyadoo ay jiran sido kale dhimasho iyo dhaawac kale oo u dhaxeeya dadka ku dagaalamaya deegaankaas. Dhacdadan...

Maxey kawada hadleyn Hoggaamiye Lafta-gareen iyo Maxamed Mursal ?
Post

Maxey kawada hadleyn Hoggaamiye Lafta-gareen iyo Maxamed Mursal ?

Nariobi ( Raxanreeb Online) Shirar Wada hadalo hordhac ah oo maalmohi lasoo dhaafay ka socday Magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi ayaa Keenay in ay xalay magaalada Nairobi ee dalka kenya ku kulmaan Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Soomaaliya Mohamed Mursal iyo Hogaamiyaha Koonfur galbeed Abdiasis Laftagareen. Kulamadan oo ay gar wadeen ka ahaayen Xildhibaan Aadan Saransoor, Wasir...

Qarax khasaaro geystay oo maanta ka dhacay magaalada Marka
Post

Qarax khasaaro geystay oo maanta ka dhacay magaalada Marka

Marka ( Raxanreeb Online) Inta la xaqiijiyay 5 ruux oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay kaddib qarax miino oo maanta ka dhacay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose. Qaraxan oo ahaa miino ayaa si gaar ah uga dhacay maqaaxi shaaha laga cabo oo ku taalla bartmaha magaalada Marka. Goob jogayaal ayaa sheegay in qaraxa...

Howlgal lagu dilay horjooge katirsan “AS” oo ka dhacay gobolka Bakool
Post

Howlgal lagu dilay horjooge katirsan “AS” oo ka dhacay gobolka Bakool

Bakool ( Raxanreeb Online) Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen gobolka Bakool ku dilay horjooge sare oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab. Howlgalka oo ka dhacay deegaanka Abal, oo qiyaastii 20 kiiloomitir u jira magaalada Xudur, ayaa lagu beegsaday horjooge Maxamed Cabdi Maxamed Nuur, oo magaciisa khawaarijta uu yahay “Goofoow”. Saraakiisha...

RW Ku-xigeenka XFS  Saalax “Maalgelinta cimiladu ma aha sadaqo, ee waa iskaashi ”
Post

RW Ku-xigeenka XFS Saalax “Maalgelinta cimiladu ma aha sadaqo, ee waa iskaashi ”

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad ka jeediyay kulan lagu xusayay 10 sano guurada Heshiiska Paris, kaas oo diiradda lagu saaray la dagaallanka isbeddelka cimilada (NDCs) iyo maalgelinta la xiriirta. Kulanka oo qeyb ka ahaa Shirka Madaxda Adduunka ee COP30, kaas oo ka socda magaalada Belem ee dalka Brazil, ayaa...

Firdhiye oo magacaabay guddi wadaxaajood la yeesha Somaliland
Post

Firdhiye oo magacaabay guddi wadaxaajood la yeesha Somaliland

Laascaanood ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha maamul goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) ayaa magacaabay Guddiga Nabadda iyo Wadaxaajoodka, kaas oo ka kooban 7 xubnood. Guddigan ayaa la filayaa in ay bilaabaan wadahadallo u dhexeeya maamulka Waqooyi Bari iyo Somaliland, gaar ahaan sidii labada dhinac isu dhaafsan lahaayeen maxaabiista ku kala diran Laascaanood...

Soomaaliya iyo hay’adda WFP oo kawada hadlay ka jawaabida xaaladda bani’aadanimo
Post

Soomaaliya iyo hay’adda WFP oo kawada hadlay ka jawaabida xaaladda bani’aadanimo

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdisalaan Cabi Cali, ayaa xafiiska ku qaabilay Wasaaradda Elkhidir Daloum, Wakiilka ahna Agaasimaha Hay’adda Qaramada Midoobay ee Barnaamijka Cunnada Adduunka (WFP) ee qaabilsan Soomaaliya. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyadoo loo eegayo waxyaabaha mudnaanta qaran u leh Soomaaliya, gaar ahaan ka jawaab-celinta xaaladaha...

Dab ka kacay Turkiga oo ay dad ku dhinteen
Post

Dab ka kacay Turkiga oo ay dad ku dhinteen

Turkiga ( Raxanreeb Online) Dab ka kacay bakhaar lagu iibiyo barafuunka oo ku yaalla waqooyi-galbeed ee dalka Turkiga ayaa waxaa ku dhintay lix qof. Dabka ayaa ka kacay 09:05 xilliga maxaliga ah ee Sabtidii magaalada Dilovasi, sida uu sheegay guddoomiyaha gobolka Kocaeli. Barasaabka gobolka Ilhami Aktas ayaa u sheegay CNN Turk oo laga leeyahay dalka...