The Somali National Army’s 43rd Division, supported by the elite Danab Commandos, has carried out major security operations targeting Al-Shabaab in several villages near Jamaame in the Lower Juba region, according to military officials. The operations, which lasted several hours, were conducted in Muuse Xaaji, Araare, Koban, Bangeeni, Maleyleey, Baladu-Raxma and Maam-Bile. Officials said these...
Day: November 16, 2025
Former Security Adviser:Somalia Not Prepared for Upcoming Elections
Mogadishu (Raxanreeb Online) – Abdirisak Hassan, the former security adviser to Somalia’s transitional president Abdullahi Yusuf Ahmed, has said that Somalia is unlikely to hold any form of national elections in the coming months. In an exclusive interview with Raxanreeb Media, Hassan discussed the recent Puntland elections as well as the federal polls expected later...
Lataliye hore oo sheegay in Soomaaliya aysan waqti dhow doorasho ka dhici karin
Muqdisho (Raxanreeb Online) Cabdirisaaq Xasan oo ahaa Lataliyihii hore ee dhinaca amniga madaxweynihii hore ee dowladii KMG Cabdullaahi Yuusuf Axmed, oo wareeysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Warbaahinta Raxanreeb، ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo mid ah doorashadii ka dhacday Puntland iyo tan soo socota ee dowladda federaalka Soomaaliya. C/risaaq Xasan ayaa sheegay in bisha...
Doon ku rogmatay xeebaha Libya oo ay tahriibayaal ku dhinteen
Liibiya ( Raxanreeb Online) Ugu yaraan 4 qof ayaa dhimatay kadib markii labo doonyood oo ay la socdeen ku dhawaad 100 qof oo tahriibayaal ah ay ku dagtay xeebaha dalka Liibiya Sabtidii, sida ay sheegeen shaqaalaha gurmadka. Dadka in ay dhinteen ay xaqiijisay Bisha Cas ee Liibiya ilaa hadda waxa ay ahaayeen dhammaan rakaabkii la...
UK oo u sheegtay muwaadiniinteeda go’aan ku saabsan E-Visaha Soomaaliya
London ( Raxanreeb Online) Dowladda UK ayaa sheegtay dadka haysta dhalashada dalkeeda marka ay u safrayaan Soomaaliya in ay haystaan E-visaha. Dadka ayaa loo sheegay in ay qasab tahay in ay haystaan dalku galka elektaronikada ah marka ay u safryaan magaalada Muqdisho. Sidoo kale waxay UK sheegtay in looga baahan yahay dal ku gal dadka...
Dowladda Masar oo ciidamo badan u milatari ah u Tababartay Soomaaliya
Masar ( Raxanreeb Online) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sanadihii u dambeeyay dalka Masar u dirtay ciidan tiro badan oo loogu talagalay in ay soo qaataan tababaro kala duwan oo dhanka milatariga ah, oo ay ku jiraan tababarka ciidamada dhulka, saraakiisha hoggaanka, cutubyada badda iyo cirka, iyo barashada qalabka farsamada iyo isgaarsiinta milatariga. Tababarku waxa uu...




