Day: November 30, 2025

Home » Archives for November 30, 2025
Sacuudi Carabiya oo khafiifinaysa shuruucda khamrada baarar cusubna furaysa
Post

Sacuudi Carabiya oo khafiifinaysa shuruucda khamrada baarar cusubna furaysa

Riyad ( Raxanreeb Online) Sacuudi Carabiya ayaa fududaysay xayiraadihii saarnaa iibinta khamriga ee loo oggolaa shisheeyaha dalka ku sugan. Sannadkii hore, dowladda Sacuudiga waxay baar (bar) ka furtay caasimadda dalka, Riyadh, halkaas oo kaliya loo oggolaa in diblomaasiyiinta shisheeye ay ka iibsan karaan khamri. Si kastaba ha ahaatee, sida ay sheegeen dhowr wakaaladood oo warar...

Maxkamadda Racfaanka Galgaduud oo xukun dil ah ku riday rag ku eedeysan dilka Hooyo iyo carruur ay dhashay
Post

Maxkamadda Racfaanka Galgaduud oo xukun dil ah ku riday rag ku eedeysan dilka Hooyo iyo carruur ay dhashay

Galgaduud ( Raxanreeb Online) Maxkamadda Racfaanka gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug, oo manta u fariisatay racfaan ay soo qateen qareenada difaacayay rag ku eedeysan dilka Hooyo iyo saddex gabdhood oo ay dhashay ku xukuntay dil toogasho ah. Dilka Hooyada iyo carruurteeda ayaa ka dhacay tuulo hoostagta deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud, waxaana maxkamadda ay dhageeystay...

Puntland oo shuruud adag ku xirtay dadka safraya ee da’dooda ka yar tahay 40 sanno
Post

Puntland oo shuruud adag ku xirtay dadka safraya ee da’dooda ka yar tahay 40 sanno

Boosaaso ( Raxanreeb Online) Mamulka Puntland, ayaa soo saaray amaro ku aadan adkeeynta hubinta dadka safrayo ee da’dooda ka yar tahay 40 sanno, si looga hortago qulqulka tahriibka faraha badan. Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor, oo la hadlayay ardayda qaljibineysay, ayaa sheegay in khataraha kororka tahriibka uu kordhay, isla markaana Puntland ay qaadaneyso...

Madaxweynihii Guinea-Bissau oo u cararay Senegal
Post

Madaxweynihii Guinea-Bissau oo u cararay Senegal

Guinea Bissau ( Raxanreeb Online) Madaxwaynihii la afgembiyay ee dalka Guinea-Bissau Umaro Sissoko Embalo ayaa gaaray dalka ay jaarka yihiin ee Senegal, sida ay sheegtay wasaaradda arimaha dibadda ee dalkaasi. Saraakiisha ayaa sheegay in madaxweynaha oo ay xabsiga u taxaabeen askartii afgambiga sameeyay todobaadkan la sii daayay. Kooxaha afgambiga sameeyay ayaa madaxweynaha ku sii daayay...