Laascaanood ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha maamul goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) ayaa magacaabay Guddiga Nabadda iyo Wadaxaajoodka, kaas oo ka kooban 7 xubnood. Guddigan ayaa la filayaa in ay bilaabaan wadahadallo u dhexeeya maamulka Waqooyi Bari iyo Somaliland, gaar ahaan sidii labada dhinac isu dhaafsan lahaayeen maxaabiista ku kala diran Laascaanood...
Month: November 2025
Soomaaliya iyo hay’adda WFP oo kawada hadlay ka jawaabida xaaladda bani’aadanimo
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdisalaan Cabi Cali, ayaa xafiiska ku qaabilay Wasaaradda Elkhidir Daloum, Wakiilka ahna Agaasimaha Hay’adda Qaramada Midoobay ee Barnaamijka Cunnada Adduunka (WFP) ee qaabilsan Soomaaliya. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyadoo loo eegayo waxyaabaha mudnaanta qaran u leh Soomaaliya, gaar ahaan ka jawaab-celinta xaaladaha...
Dab ka kacay Turkiga oo ay dad ku dhinteen
Turkiga ( Raxanreeb Online) Dab ka kacay bakhaar lagu iibiyo barafuunka oo ku yaalla waqooyi-galbeed ee dalka Turkiga ayaa waxaa ku dhintay lix qof. Dabka ayaa ka kacay 09:05 xilliga maxaliga ah ee Sabtidii magaalada Dilovasi, sida uu sheegay guddoomiyaha gobolka Kocaeli. Barasaabka gobolka Ilhami Aktas ayaa u sheegay CNN Turk oo laga leeyahay dalka...
Ciidamada midowga Yurub oo badbaadiyay Markab shidaal siday oo ay weerareen kooxo burcad badeed ah
Muqdisho (Raxanreeb Online) Ciidamo badeed katirsan midowga Yurub ayaa badbaadiyay Markab shidaal siday oo lagu magacaabo Halles Aphordite, kaasii oo ay weerareen kooxo burcad badeed ah xili uu marayay meel u dhow xeebaha Soomaaliya. Wararka ayaa tilmaamaya in 24 shaqaale oo Markabka saarnaa ay bad qabaan kaddib markii ay isku xireen qol amni oo ku...
Wefdi ka socda dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galay Shirka Caalamiga ah ee Cimilada
Belem (Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka 1-aad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa xalay ka qeyb galay shirka COP30 ee isbeddelka cimilada, kaas oo ka qabsoomay Magaalada Belem ee dalka Brazil, isagoo khudbaddiisa ku adkeeyay baahida loo qabo in tallaabo degdeg ah oo caalami ah la qaado si loo yareeyo saameynta isbeddelka...
Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ee golaha shacabka
Muqdisho (Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliso Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada oo ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulanka furay ayaa...
Tartanka kubadda Cagta degmooyinka gobolka Banaadir oo maanta lasoo gabagabeyn doono Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa galabta garoonka Stadium Muqdisho, ka dhici doona ciyaarta kama dambeysta ah ee u dhaxeeysa degmooyinka Howlwadaag iyo Warshiikh oo ka kala tirsan gobolka Banaadir iyo gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciyaartan ayaa ah kulankii ugu dambeeyey ee tartanka degmooyinka gobolka Banaadir, oo muddooyinkii dambe si habsami leh u socday magaalada Muqdisho. Kulankan...
Midowga Yurub oo Markab dagaal u soo diray xeebaha Soomaaliya
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Midowga Yurub ayaa xeebaha Soomaaliya u soo diray Markab dagaal oo katirsan howlgalla la dagaallanka burcad badeeda ee howlgalka Atlanta. Ujeedka Markab dagaalka ee loogu soo diray xeebaha Soomaaliya ayaa ah mid amniga lagu xoojinayo, kaddib markii dhowaan kooxo burcad badeed ah ay weerareen markab ganacsi oo marayay xeebaha magaalada Muqdisho....
Soomaaliya iyo Ciraaq oo kawada hadlay xaalada amniga iyo dagaalka AS
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay wafdi ka socda Dowladda Ciraaq, kuwaas oo dalka u yimid sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo xiriirka labada dal ee walaalaha ah. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray adkeynta iskaashiga dhinacyada amniga iyo la dagaallanka argagixisada, iyo sidoo kale horumarinta maalgashiga gaar...
Somali Defence Minister: 800 Al-Shabaab and ISIS Fighters Killed in One Year
Mogadishu (Raxanreeb Online) — The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, Ahmed Macalin Fiqi, has revealed that over the past year alone, 800 fighters from Al-Shabaab and Daesh — including 50 senior commanders — have been killed in military operations. The Defence Minister made the remarks during a session in the Upper...









