Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya, Wang Yu, iyaga oo ka wada- hadlay sidii meel looga soo wada jeesan lahaa faragelinta qaawan ee Isra’iil ku soo qaadday madax-bannaanida dhuleed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo difaaca danaha labada...
Month: December 2025
Historic Mogadishu election results unveiled by NIEBC
The National Independent Electoral Boundaries Commission of Somalia (NIEBC) has unveiled their first-ever poll results in Banadir in nearly 60 years. The poll results are being seen as a big step in realizing their democratic space and shifting to a one-person-one-vote system and ditching the 4.5 clan system that has been used in Somalia for...
Somali president warns of a secret deal between Somaliland and Israel
Somali President Hassan Sheikh Mohamud has warned that if the three major secret deals Israel is pushing with Somaliland are implemented, it may end up opening Pandora’s box in the world. President Mohamud said the Horn of Africa and the world are facing a looming geopolitical disaster. “This is not just about Somalia; it’s about...
Burkina Faso iyo Mali oo muwaadiniinta Mareykanka ka mamnuucay dalalkooda
Ouagadougou ( Raxanreeb Online) Dalalka Mali iyo Burkina Faso waxay sheegeen inay ka hor istaagi doonaan muwaadiniinta Mareykanka inay soo galaan dalalkooda, taasoo ay ku tilmaameen jawaab toos ah oo ku aaddan go’aanka Washington ee ah inay muwaadiniintooda ka mamnuucday Mareykanka. Labada waddan ee Galbeedka Afrika ee uu hoggaaminayo militariga ayaa ku dhawaaqay tallaabadan habeenkii...
Ciidanka xoogga oo ka hortagay qaraxyo lagu aasay deegaan muhiim ah oo ku yaalla Jubbada Hoose
Afmadow ( Raxanreeb Online) Howlgal qorsheysan ayaa sacaadihii lasoo dhaafay ciidamada Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen deegaanka Hanjaleeley, oo qiyaastii 50-km dhanka waqooyi-bari uga beegan magaalada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose. Howlgalka, ayaa lagu bartilmaameedsanayey maleeshiyaad katirsan Al-shabaab oo qorsheynayey falal amni-darro, waxaana Ciidamada Danab ku guuleysteen inay ka hortageen miinooyin lagu...
Somaliland oo u yeeratay wakiilkeedii dalka Jabuuti
Hargeysa ( Raxanreeb Online) Somaliland ayaa sheegtay in ay u yeeratay wakiilkeedii u joogya dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Somaliland ayaa war ay baahisay ku sheegtay in wakiilka u jooga Jabuuti loogu yeeary wadatashi salka ku haya xiisadda diblumaasiyadeed ee ka dhalatay aqoonsigii Israa’iil siisay Somaliland dhawaan. Somaliland faahfaahin intaa dheer kama bixin,...
Duqa Muqdisho oo sheegay in sannadka 2026 Muqdisho lagu arki doonin waddooyin burbursan
Xamar ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Nasiib Buundo, qaybteeda degmada Shibis, taas oo si buuxda u dhammaatay, kana mid ah mashaariicda horumarineed ee ka socda caasimadda Muqdisho. Guddoomiyaha oo ka hadlayay munaasabadda ayaa sheegay in waddadan...
Banaanbax ballaaran oo ka socda magaalada Baladweyne
Baladweyne ( Raxanreeb Online) Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaa saakay ka soconaya banaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo xadgudubka ay Israa’iil ku sameeysay madaxbanaannida Soomaaliya iyo aqoonsiga Somaliland. Banaanbaxa ayaa waxaa ka qeyb galaya boqolaal dhallinyaro oo u badan ardayda iskuulada magaalada Baladweyne, waxaana uu yahay bananbaxa mid xoogan oo joojiyay isku socodka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyay inuu biloowday miro-dhalka sahminta shidaalka Soomaaliya
Istanbuul ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Istanbuul kaga dhawaaqay isaga iyo dhiggiisa dalka Turkiga kaddib shir jaraa’id oo ay wadajir ah u qabteen, kuna shaaciyeen wada-hadallo qotodheer oo ay si gaar ah u yeesheen. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in iskaashiga Soomaaliya iyo Türkiye uu ku saleysan yahay...
Somalia set to join oil-producing nations in 2026
he president of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, and Recep Tayyip Erdogan of Turkey have officially announced that Somalia offshore oil drilling in the coastal waters will commence in 2026. A move that is set to redefine the geopolitical and economic landscape in the Horn of Africa as Somalia is set to...






