Attention has shifted to Istanbul, Türkiye, after the arrival of Somali President Hassan Sheikh Mohamud this morning, who is set to have a series of high-level talks with his counterpart, Turkish President Recep Tayyip, on security cooperation and offshore energy exploration. The strategic visit comes amid growing tensions over Somaliland and the recent denouncing of...
Day: December 30, 2025
Banaanbax ballaaran oo maanta ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb Online) Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka waxaa saakay ka dhacaya banaanbax ballaaran oo ay dhigayaan shacabka magaalada Muqdisho, kaasi oo ay uga soo horjedaan xadgudub ay Israa’iil ku sameeysay Soomaaliya iyo aqoonsiga Somaliland, Banaanbaxa ayaa ka dhacaya Tuulada Ciyaaraha (Istaadiyo Muqdisho) waxaana hadda ku sii qulqulaya shacab fara badan oo doonaya in ay...
Muxuu ku saabsan yahay kulanka madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa dalka Turkiga ?
(Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga. Madaxweynaha ayaa la filaya inuu kulan la qaato dhiggiisa dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan, isla markaana ay kawada hadlaan xiriirika iyo iskaashiga Labada dal. Kulanka labada hoggaamiye ayaa si gaar ah waxa ay diirada ugu...

