Day: December 8, 2025

Home » Archives for December 8, 2025
Ku dhowaad 5 qof oo 24 saac gudahood lagu dilay degmada Baladxaawo
Post

Ku dhowaad 5 qof oo 24 saac gudahood lagu dilay degmada Baladxaawo

Balad-xaawo ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dilal kala duwan oo sacaadihii lasoo dhaafay ka dhacay degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo. Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in xalay saqdii dhex 4 qof oo shacab ah oo mid kamid ah uu xanuunsanaa la dilay, waxaana 4 qof ee la dilay la...

Madaxweynaha Benin oo sheegay in afgembigii ay ka hortageen
Post

Madaxweynaha Benin oo sheegay in afgembigii ay ka hortageen

Benin ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Benin, Patrice Talon, ayaa ka soo muuqday telefishinka si uu dadka u qanciyo kadib isku daygii afgambi ee shalay halkaasi ka dhacay. “Waxaan jeclaan lahaa inaan bogaadiyo waajibaadka ay guteen ciidamadeenna iyo hoggaamiyeyaashooda, kuwaasoo daaad u noqday qaranka,” ayuu yiri Patrice Talon. Isagoo u muuqday mid deggan, wuxuu sheegay in...

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay hadalkii kasoo yeeray Donald Trump
Post

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay hadalkii kasoo yeeray Donald Trump

Garoowe ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si dadban uga hadlay hadalkii kasoo yeeray madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu ku weeraray dowladnimada Soomaaliya iyo Soomaalida Minnesota ku nool. Deni oo hadalkan ka jeediyay munaasabad ka dhacday magaalada ,Garoowe ayaa sheegay in Soomaalida tagtay dalalka dibada ay aad u muuqdeen, hase ahaatee...

Puntland oo waqti dheeraad ah ku dartay howlgalka ka socda buuraha Calmiskaad
Post

Puntland oo waqti dheeraad ah ku dartay howlgalka ka socda buuraha Calmiskaad

Boosaaso ( Raxanreeb Online) Maamulka Puntland ayaa kordhisay waqtiga howlgalka la dagaalanka ooxda Daacish ee buuraha Calmiskaad, kaas oo markii hore qorshuhu ahaa in la soo gabagabeeyo 1-da bishan December. Saraakiil katirsan ciidanka Puntland ayaa inoo xaqiijiyay in la qorsheeyay in howlgalka lagu daro lix bilood oo dheer ah, si loo soo afmeero firxadka kooxda...

Waaxda dambi-baarista Kenya oo soo xiray 26 qof oo ay Soomaali ku jirto
Post

Waaxda dambi-baarista Kenya oo soo xiray 26 qof oo ay Soomaali ku jirto

Nairobi ( Raxanreeb Online) Waaxda dambi-barista Kenya ayaa sheegay inay howlgal xirfadeysan ku soo xireen 26 qof oo sida la sheegay ku lug lahaa ama si sharci darro ah oo aan waafaqsanayn habraaca helitaanka dukumentiyada muhiimka ah ee dawladda ku bixinayay dukumentiyo ay kamid yihiin Kaararka Aqoonsiga dalka, Baasaboorka, Shahaadooyinka Dhalashada, iyo Kaararka Aqoonsiga Ajaanibta...