MOGADISHU– Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) says its elite forces have killed 12 suspected Al-Shabaab militants in a special operation in the Hawad area of Jambalul, in Afgooyr District of the Lower Shabelle region. In a statement issued on Wednesday, NISA said its special forces conducted a targeted operation to flush out militants...
Day: December 11, 2025
Tirada dhimashada duqeyntii tuulada Jambaluul oo korortay
Shabeellaha Hoose ( Raxanreeb Online) Waxaa sii kordhaya tirade dhimashada duqayntii habeen ka hor ay ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ka fuliyeen tuulada Jambalul ee gobolka Shabeelaha Hoose, taasi oo khasaare aad u culus, u geystay shacab danta-yar ah oo ku noolaa deegaankaasl Wararka ayaa sheegaya in tirada dhimashada ay hadda gaartay 15 qof, halka in...
Maraykanka oo markab shidaal ku qabtay xeebaha Venezuela
New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka ay ku qabteen markab shidaal oo marayay xeebaha dalka Venezuela, taasi oo muujineysa inuu sii kordhayo ololaha cadaadiska Washington ee ka dhanka ah dowladda Nicolas Maduro. “Waxaan hadda ku qabannay markab ku sugan xeebaha Venezuela – markab weyn, oo aad u...
Wararkii ugu dambeeyey qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Qarax ismiidaamin ah ayaa xalay ka dhacay xerada militariga Gen. Dhega-badan oo hore loo oran jiray xerada Nac-nac ee magaalada Muqdisho. Qof walxaha qarxa isku soo xiray ayaa gudaha u galay xerada, kaas oo isku qarxiyay goob ay ku sugnaayeen ciidamo halkaas tababar uga socday. Ilaa hadda si rasmi ah looma...



