Day: December 14, 2025

Home » Archives for December 14, 2025
Puntland Darawish Troops Protest in Carmo Over Unpaid Salaries and Supplies
Post

Puntland Darawish Troops Protest in Carmo Over Unpaid Salaries and Supplies

A group of Puntland Darawish forces who recently returned from operations against the Islamic State (IS/ISIS) in the Calmiskaad mountains have staged a protest in Carmo district, raising serious complaints against the Puntland administration. The soldiers said they were trained in Badhan district in Sanaag region and accused officials of corruption, favouritism and neglect, alleging...

Guddoomiye Muungaab “Xamar qarax iyo dil waa ka gudubtay ee doorasho qof iyo cod ah haloo dareero”
Post

Guddoomiye Muungaab “Xamar qarax iyo dil waa ka gudubtay ee doorasho qof iyo cod ah haloo dareero”

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa weerar afka ku qaaday xubnaha mucaaradka dowladda, oo sheegay in ay doonayaan in nabadgalyada Muqdisho ay burburinayaan. Muungaab, ayaa sheegay in ay jiraan dad uu ku sifeeyey in siyaasada ay ka dhex raadinayaan nabadgalyo darro ka dhacda, taasi oo aan...

Saraakiil katirsan ciidanka Puntland oo qiray in weli horjoogayaasha Daacish ku sugan yihiin Calmiskaad
Post

Saraakiil katirsan ciidanka Puntland oo qiray in weli horjoogayaasha Daacish ku sugan yihiin Calmiskaad

Boosaaso ( Raxanreeb Online) Saraakiisha ciidanka Puntland ayaa qirtay in ay jiraan goobo ku yaalla Calmiskaad oo ay weli ku sugan yihiin kooxda Daacish, kuwaas oo la aaminsan yahay in ay joogaan hoggaamiyeyaasha sarsare iyo maatada kooxdaas. Gaashaanle Jaamac Qorrax Sugulle oo ka mid ah saraakiisha Puntland ee dagaalamaysa Calmiskaad oo ka hadlay munaasabad ka...

Dhacdo naxdin leh: Gabar hooyadeed ku dishay deegaanka Birqod
Post

Dhacdo naxdin leh: Gabar hooyadeed ku dishay deegaanka Birqod

Birqod ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dhacdo naxdin leh oo ka dhacday deegaanka Birqod oo katirsan gobolka Jajar ee dowlad deegaanka Soomaalida. Falkan naxdin leh ayaa yimid kaddib markii gabar ay mindi ku dishay hooyadeed.taasi oo muddooyinkii u dambeeyay la tacaalaysay xanuun dhanka maskaxda ah, iyadoo hooyadeed ay ahayd qofka daryeeli jiray...

Nin toogasho ka geystay jaamacad ku taalla Mareykanka oo
Post

Nin toogasho ka geystay jaamacad ku taalla Mareykanka oo

Mareykanka ( Raxanreeb Online) Baadigoob ayaa socda ka dib markii labo arday ah lagu dilay sagaal kalena lagu dhaawacay toogasho wadareed ka dhacday jaamacadda Brown ee ku taal Providence, Rhode Island, Mareykanka. Ninka hubeysan ayaa rasaas ku furay gudaha fasalka abbaare 16:00 xilliga maxalliga ah (21:00 GMT) Sabtidii, isagoo ku sugnaa dhismo uu imtixaan ka...