Day: December 29, 2025

Home » Archives for December 29, 2025
Kulan looga hadlayay amniga deegaannada gobolka Gedo oo lagu qabtay Balad-xaawo
Post

Kulan looga hadlayay amniga deegaannada gobolka Gedo oo lagu qabtay Balad-xaawo

Gedo ( Raxanreeb Online) Kulan looga hadlayo amniga deegaannada gobolka Gedo, ayaa maanta lagu qabtay magaalada Balad-xaawo ee gobolka Gedo. Kulank ayaa waxaa ka goob joog ka ahaa Taliyaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Gobolka Gedo, Abdirashiid Xasan Cabdinuur (Abdirashiid Janan), Taliyaha Qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Cismaan Xaaji, iyo Taliyaha Qeybta...

Hundreds Rally in Mogadishu Against Israel’s Reported Recognition of Somaliland
Post

Hundreds Rally in Mogadishu Against Israel’s Reported Recognition of Somaliland

Hundreds of residents gathered across several neighbourhoods of Mogadishu on Monday night to protest Israel’s reported recognition of Somaliland, a move demonstrators described as a violation of Somalia’s sovereignty and territorial integrity, according to Raxanreeb Online. Protesters, many waving Somali flags, marched along the busy Maka Al-Mukarama Road, chanting slogans rejecting secession and expressing support...

Somali President Briefs States on Response to Alleged Israeli Move
Post

Somali President Briefs States on Response to Alleged Israeli Move

President Hassan Sheikh Mohamud held talks with several Federal Member State presidents and the Governor of Benadir Region focused on safeguarding Somalia’s national unity, amid what the government described as a serious external infringement targeting the Somali state and its people. According to a statement carried by Raxanreeb Online, the President briefed the leaders on...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan xasaasi ah la qaatay madaxda dowlad goboleedyada dalka
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan xasaasi ah la qaatay madaxda dowlad goboleedyada dalka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan looga hadlayay ilaalinta midnimada dalka la qaatay, qaar ka mid ah Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir, ayaa la wadaagay qorshaha dowladda ee ku aaddan ka hortagga xadgudubka ka dhanka ah Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ku kacay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil. Madaxweynaha...

Muqdisho: Shacabka oo si kulul uga soo horjeestay aqoonsiga Somaliland
Post

Muqdisho: Shacabka oo si kulul uga soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Boqolaal dadweyne ah ayaa xalay isugu soo baxay xaafado katirsan magaalada Muqdisho, kuwaasi ka banaanbaxayay  tallaabada ay Israa’iil ku aqoonsatay Somaliland, taasi oo si weyn loogu tilmaamay in ay tahay xadgudub ka dhan qarannimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya. Banaanbaxayaasha oo watay calanka Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqayay erayo ka dhan “gooni goosadka doonimeyno”,...

Taalibaan oo war ka soo saartay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland
Post

Taalibaan oo war ka soo saartay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

Xukuumadda Talibaan ee Afgaanistaan ayaa bayaan ay soo saartay si kulul u cambaaraysay aqoonsiga Israa’iil ee ay Somaliland u aqoonsatay dal madax-bannaan. Wasaaradda arrimaha dibadda ayaa sheegtay in tallaabadan uu qaaday maamulka Israa’iil ay tahay “isku day lagu doonayo in lagu kala qeybiyo dal Islaam ah”. War saxaafadeedka ayaa ku tilmaamay tallaabadaas mid xadgudub ku...