Minnesota ( Raxanreeb) Xildhibaanad Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in ciidanka la dagaalka soo gelootiga ee ICE ay qabtaan wiil ay dhashay kaas oo ay doonayeen in ay u tarxiilaan Soomaaliya balse ka badbaaday markii uu tusay sharcigiisi Maraykanka. Wiilka Ilhaan Cumar oo ku dhashay gudaha Maraykanka ayay tilmaantay in ay doonayeen sidii loo tarxiil lahaa...
Month: December 2025
Puntland Darawish Troops Protest in Carmo Over Unpaid Salaries and Supplies
A group of Puntland Darawish forces who recently returned from operations against the Islamic State (IS/ISIS) in the Calmiskaad mountains have staged a protest in Carmo district, raising serious complaints against the Puntland administration. The soldiers said they were trained in Badhan district in Sanaag region and accused officials of corruption, favouritism and neglect, alleging...
Guddoomiye Muungaab “Xamar qarax iyo dil waa ka gudubtay ee doorasho qof iyo cod ah haloo dareero”
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa weerar afka ku qaaday xubnaha mucaaradka dowladda, oo sheegay in ay doonayaan in nabadgalyada Muqdisho ay burburinayaan. Muungaab, ayaa sheegay in ay jiraan dad uu ku sifeeyey in siyaasada ay ka dhex raadinayaan nabadgalyo darro ka dhacda, taasi oo aan...
Saraakiil katirsan ciidanka Puntland oo qiray in weli horjoogayaasha Daacish ku sugan yihiin Calmiskaad
Boosaaso ( Raxanreeb Online) Saraakiisha ciidanka Puntland ayaa qirtay in ay jiraan goobo ku yaalla Calmiskaad oo ay weli ku sugan yihiin kooxda Daacish, kuwaas oo la aaminsan yahay in ay joogaan hoggaamiyeyaasha sarsare iyo maatada kooxdaas. Gaashaanle Jaamac Qorrax Sugulle oo ka mid ah saraakiisha Puntland ee dagaalamaysa Calmiskaad oo ka hadlay munaasabad ka...
Dhacdo naxdin leh: Gabar hooyadeed ku dishay deegaanka Birqod
Birqod ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dhacdo naxdin leh oo ka dhacday deegaanka Birqod oo katirsan gobolka Jajar ee dowlad deegaanka Soomaalida. Falkan naxdin leh ayaa yimid kaddib markii gabar ay mindi ku dishay hooyadeed.taasi oo muddooyinkii u dambeeyay la tacaalaysay xanuun dhanka maskaxda ah, iyadoo hooyadeed ay ahayd qofka daryeeli jiray...
Nin toogasho ka geystay jaamacad ku taalla Mareykanka oo
Mareykanka ( Raxanreeb Online) Baadigoob ayaa socda ka dib markii labo arday ah lagu dilay sagaal kalena lagu dhaawacay toogasho wadareed ka dhacday jaamacadda Brown ee ku taal Providence, Rhode Island, Mareykanka. Ninka hubeysan ayaa rasaas ku furay gudaha fasalka abbaare 16:00 xilliga maxalliga ah (21:00 GMT) Sabtidii, isagoo ku sugnaa dhismo uu imtixaan ka...
Somalia PM Hamza Abdi Barre Reshuffles Cabinet, Names New Ministers
MOGADISHU — Somalia’s Prime Minister, Hamza Abdi Barre, has announced changes to his Cabinet, removing several ministers from their posts and appointing new members to the Council of Ministers. The reshuffle was announced by the Federal Government’s spokesperson, Abdinasir Sheikh Bashir, who read an official press statement to the media. Under the latest appointments, Prime...
RW Xamsa oo xilalkii ka qaaday wasiirro kuwa kalana magacaabay
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta isku shaandhayn ku sameeyey qaar kamid ah golahiisa wasiirrada. Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra’iisul wasaare Xamza, ayaa xilalkii looga qaaday wasiirka howlaha guud dib u dhiska iyo gureeynta Dr Cilmi Maxamuud iyo wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha, Maxamuud Cabdiraxmaan Beene Beene, iyada xilalkaas...
South West State administration executes officer over $2 killing.
The South West State administration on Saturday carried out a firing-squad execution of a police officer from the state’s Special Police Force after he was convicted of killing a civilian traveller during a dispute over two U.S. dollars. The officer, Abdisamad Hassan Madnuur, was sentenced to death by the Armed Forces Court, Division 60, after...
DF Somalia oo Dhaqan-gelisay nidaamka canshuuraha eTCN ee Maraakiibta Soo galaya Dalka
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan si rasmi ah u billowday hirgelinta nidaamka casriga ah ee canshuuraha elektarooniga ah ee loo yaqaan eTCN, kaas oo lagu dabaqayo dhammaan maraakiibta ganacsi ee ku wajahan dekedaha dalka. Nidaamkan cusub ayaa hadda si toos ah uga shaqeynaya dekedo ay ka mid yihiin Berbera iyo Boosaaso,...









