A temporary security lockdown has been imposed in Las Anod, with authorities suspending all vehicular movement in the city for the next 48 hours, amid heightened security preparations for a high-level federal government visit. The decision was announced by the Minister of Information of the North Eastern Administration, Ahmed Dirie, who said the measures are...
Month: January 2026
Somalia’s Defence Minister Visits SNA Positions in the North Eastern State Administration
(Raxanreeb Online) — Somalia’s Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, on Thursday visited frontline defensive positions in the Guumays area, where he met with units of the Somali National Army (SNA) and the Darawiish forces of the North Eastern State administration. Addressing troops and senior officers, the minister called for continued efforts to consolidate peace,...
Wasiir Fiqi “Waxaan aad ugu farxay in Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, kan Ciidanka Xoogga Dalka iyo kan Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari laga taagay Laascaanood”
Laascaanood (Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari ee ku sugan difaacyada aagga Guumays. Wasiirka ayaa Ciidamada iyo Saraakiisha kula dardaarmay xoojinta nabadda, ilaalinta midnimada dalka iyo ka hortagga mashruuca shisheeye ee kala goynta dalka. “Waxaan...
Puntland oo mamnuucday Khamaarka Internet-ka ee loo yaqaan 1xBet
Garoowe (Raxanreeb Online) Golaha wasiiradda Puntland oo maanta kulankoodi todobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Garoowe، uuna shir guddoominayay madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada maamulka Puntland. War-saxaafadeed kasoo baxay kulanka golaha wasiirrada, ayaa lagu amray in lagu gabi ahaanba lagu mamnuucay Khamaarka Internet-ka ee loo yaqaan 1xBet. War-saxaafadeedka...
Hay’adda NISA oo shaacisay in ay dishay xubno sare oo katirsan AS
Shabeellaha Hoose (Raxanreeb Online) Hay’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA, oo gacan ka heleysa saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay tuulada Bulungaad oo ku taala gobolka Shabeellaha Hoose. Bayaanka kasoo baxay hay’adda NISA, ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu dilay in ka badan 30 Al-shabaab. Sidoo kale Bayaanka ayaa lagu sheegay...
Khilaaf soo kala dhex galay hogaanka sare ee Taliban
Afgaanistaan (Raxanreeb Online) Waxaa soo baxaya warar sheegaya in madaxa Taliban ee Afgaanistaan, Xibatullah Akhundzada, kaas oo ka digaya in khilaafaadka gudaha ay ridi karaan xukuumaddiisa. Baaritaan socday sanad oo ay sameysay BBC Afghan Service, ayaa lagu ogaaday in laba kooxood ay u loolamayaan hoggaanka Taliban. Mid ka mid ah ayaa la safan hoggaamiyaha sare...
Dowladda oo soo bandhigtay ciidamo katirsan kuwa xoogga oo ka howlgala Puntland
Laascaanood (Raxanreeb Online) Waxaa magaalada Laascaanood saacadihii la soo dhaafay gaarey askar qeyb ah askartaasi oo sugi doona Amniga Caasimadda Dowlad goboleedka Waqooyi Bari. Ciidamadan yaa waxaa duleedka Laascaanood ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Waqooyi Bari, Cabdiqaadir Firdhiye, isagoo tilmaamay in ay yimaadeen dhulkooda, isla markaasna ay isku diyaariyaan sugida amniga, iyagoo tillaabo ka...
Somalia PM Hamza Abdi Barre Expected in Las Anod as Security Tightens
LAS ANOD, Somalia — A high-level delegation led by Somalia’s Prime Minister, Hamza Abdi Barre, is expected to arrive in Las Anod in the coming hours, amid heightened security and ongoing preparations to welcome the federal government team, local officials and residents said. Security has been reinforced across the city as reception arrangements continue, with...
Puntland Forces and the Elite Danab special forces Join the Somali National Army
The Puntland security forces (PSF) and the Danab special force have officially integrated with the Somali national armed forces to be under one command.This landmark unification of the forces bolstered by local units from the Raaxo district in Karkaar region marks a strategic turning point in the federal government’s mission to consolidate military command and...
Shir looga hadlayo amniga oo lagu qabtay magaalada Laascaanood
Laascaanood ( Raxanreeb Online) Wasiirka Amniga Gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta guddoomiyay shir amni oo ka dhacay magaalada Laascaanood Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi. Shirka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta amniga...







