Day: April 11, 2026

Home » Archives for April 11, 2026
Kulan looga hadlayay amniga iyo xasilinta oo lagu qabtay magaalada Baydhab
Post

Kulan looga hadlayay amniga iyo xasilinta oo lagu qabtay magaalada Baydhab

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) Mahad Maxamed Salaad iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa maanta magaalada Baydhabo kulan kula yeeshay masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Baydhabo ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta u dhaxeysa maamulka degmada iyo saraakiisha...

Trump “Mar dhow marinka Hormuz ayaa furmi doona”
Post

Trump “Mar dhow marinka Hormuz ayaa furmi doona”

Washington ( Raxanreeb Online) Donald Trump ayaa mar kale qoraal soo galiyay Truth Social iyadoo wadahadallo heer sare ah oo u dhaxeeya wufuud Mareykan ah iyo Iran ay ka socdaan Islamabad. Waxa uu ku celceliyay in Maraykanku uu burburiyay militariga Iran, “oo ay ku jiraan dhammaan ciidamadooda badda iyo cirka, iyo wax kasta oo kale”....

Ciidanka dowladda oo gacanta ku dhigay hoobiyeyaal iyo miinooyin loo…
Post

Ciidanka dowladda oo gacanta ku dhigay hoobiyeyaal iyo miinooyin loo…

Muqdisho (Raxanreeb Online) Ciidamada Ammaanka ee Caasimadda Muqdisho, ayaa xog ay ka heleen shacabka Caasimadda, ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan Mooto lagu soo raray Hoobiyeyaal iyo Miinooyin ay Al-Shabaab doonayeen in shacabka ku dhibaateyaan. Ciidamada amniga oo hayey xogta dhaqdhaqaaqa ayaa gudaha iyo daafaha degmada Deyniile ka fuliyey howlgal ay ku soo qabteen...

Wasiirrada arrimaha dibadda Somalia iyo Libiya oo kulan xasaasi ku yeeshay Tripoli
Post

Wasiirrada arrimaha dibadda Somalia iyo Libiya oo kulan xasaasi ku yeeshay Tripoli

Tripoli (Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Abdisalam Ali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay dhiggiisa dalka Liibiya, Mudane Daahir Al-Baour. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii loo horumarin lahaa xiriirka labada dal iyo iskaashiga saaxiibtinimo ee ka dhexeeya, Wasiirrada ayaa si gaar ah diiradda u saaray arrimaha tahriibta iyo socdaalka sharci-darrada ah,...