Day: April 15, 2026

Home » Archives for April 15, 2026
Cabdiweli Gaas oo eedeeyn kulul u jeediyay maamul goboleedyada
Post

Cabdiweli Gaas oo eedeeyn kulul u jeediyay maamul goboleedyada

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas madaxweynihii hore ee Puntland, ayaa markii ugu horeeysay si kulul u dhaliilay hannaanka ay ku shaqeyaan dowlad goboleedyada, waxa uuna tilmaamay in madaxda joogta ay ka leex-deen ujeedadii nidaamka federaalka. Cabdiweli Gaas, oo haatan ah Ergeyga Qaramada Midoobay ee Koonfurta Suudaan, ayaa carabka ku dhuftay in awoodi caasimada loo qeybiyay gobollada,...

RW Xamsa oo la kulmay Isimada Puntland kuna baaqay xoojinta midnimada dalka
Post

RW Xamsa oo la kulmay Isimada Puntland kuna baaqay xoojinta midnimada dalka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa xalay kulan la qaatay qaar ka mid ah isimada Puntland oo booqasho ku joogay caasimadda dalka si ay u xoojiyaan isku xirka bulshada iyo dowladoodda. Ra’iisul Wasaaraha ayaa si diiran oo maamuus sare leh usoo dhoweeyay isimadda oo kala ahaa Beeldaaje Maxamed Beeldaaje...

Dagaalka sokeeye ee Sudan oo saddex sanno jirsaday
Post

Dagaalka sokeeye ee Sudan oo saddex sanno jirsaday

Khartum ( Raxanreeb Online) Waxaa saddex sano ka soo wareegtay markii uu dagaalka sokeeye ka qarxay Suudaan 15-kii Abriil 2023, dagaal sababay mid ka mid ah dhibaatooyinka bani’aadantinimo ee ugu xun adduunka. Kumanaan qof ayaa ku dhintay, halka in ka badan 12 milyan oo qof ay guryahoodii ka barakaceen, qaar kalena ay u qaxeen dalalka...